Abwaan Mahdi

Abwaan Mahdi Maalin kasta waa fursad kale oo ku soomarta nolashadana kubadali kartid

27/07/2026

feker qoto dheer.

26/07/2026
26/07/2026

Inta maanku joogo, oo laabtu nooshahay,
Waa in inta uu qofku caqli, iyo garasho, iyo qalbi leeyahay ee aanu isbedelin


Qofkii qiime kuu saaro, marna kaama hoos maro,
Qofka si dhab ah kuu adkeeya, qiimahaaga garta, ee xushmad kuu haya marna kuma hoos marin doono, kamana dhamaan doono, mana kugu samayn doono wax hoos u dhigaya maqaamkaaga ama xidhiidhka idinka ka dhaxeeya

Adresse

Berlin

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abwaan Mahdi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Abwaan Mahdi senden:

Verknüpfungen

Teilen