01/09/2026
๐ช๐๐ฅ๐๐๐ซ๐๐ก
๐ธSAWIRO BANDHIGGA KOBAC
Daha International University -DIU Oo
Qeyb ka aheyd Bandhigga Kobac Ayey
Ardayda Soolmaliyed Umuujisay garab istaagga iyo hagid.
Ardayda Soomaaliyeed ee dhammaysatay waxbarashada Dugsiga Sare, isla markaana u diyaar garoobaysa tallaabada xigta ee waxbarashadooda, gaar ahaan heerka Jaamacadda.
Bandhiggan wuxuu ardayda siinayaa fursad ay ku helaan hagitaan, talo iyo xog muhiim ah oo ku saabsan sidii ay u dooran lahaayeen waxbarashada ku habboon ee himilooyinkooda iyo mustaqbalkooda.
๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ayaa ka mid aheyd jamacadaha ka qeyb galay
Maalmihii Ey Socdeen Bandhiga
waxa ayna soo bandhigtay Facultiyo kala duwan kuwas oo hada suuqa shaqada loogu baahi badan yahay, iyada oo ardayda kasoo qalin badalatay Iskuulada la dareen noqotay, sida duruufaha dhaqale iyo baahiyaha kale ee ardaygu qabo,
Waa tallaabo muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo jiilka maanta, laguna dhisayo mustaqbal, aqoon iyo waxbarasho heer keedu sareyso
Mahadsanidiin ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐