Jilani

Jilani Jilani travel My name is hassan moussa my professional photographer and videographer

15/08/2026

sanad guurada 42 aad ee jwxo /onlf

Shacabka Dalka Djibouti 🇩🇯 ayaa si weyn u soo dhoweeyay Liibaan Abdirisaaq oo calanwade ka ahaa ciyaartii UEFA SUPER CUP...
14/08/2026

Shacabka Dalka Djibouti 🇩🇯 ayaa si weyn u soo dhoweeyay Liibaan Abdirisaaq oo calanwade ka ahaa ciyaartii UEFA SUPER CUP.

📸 Sawirro ka turjumaya muuqaalka iyo bilicda Jaamacadda Jigjiga iyo qaybo ka mid ah magaalada Jigjiga.
14/08/2026

📸 Sawirro ka turjumaya muuqaalka iyo bilicda Jaamacadda Jigjiga iyo qaybo ka mid ah magaalada Jigjiga.

  jawiga galabta
13/08/2026

jawiga galabta

13/08/2026

umada Somaliyeed ee jigjiga

12/08/2026

magalo koraysa

04/08/2026

Magalada somaliyeed ee diri dhaba aya cawa roban

02/08/2026

Diri dhaba 👸

02/08/2026

ku cusub social media maxaad kula talin lahayd si ay u gaaraan guul?
Muxu kaga jawaba sadiq haybe

Waxaa  sharaf weyn i ahaayd inaan la kulano Aabo  Ugaas mustafe maxamed Ibraahim Waxaan ku booqannay guriga uu ku deggan...
02/08/2026

Waxaa sharaf weyn i ahaayd
inaan la kulano Aabo Ugaas mustafe maxamed Ibraahim
Waxaan ku booqannay guriga uu ku deggan yahay magaalada Diri Dhaba aniga iyo Sadiiq Haybe wariye dahir cali Ilaahay ha xafido Ugaaska, hana sii barakeeyo caafimaad iyo cimri dheer.

Address

Dire
Dire Dawa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jilani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share