Mohamed J Qoobey

Mohamed J Qoobey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed J Qoobey, Somali Region.

01/06/2026

Wasiirka xafiiska beeraha Dds mudane Abdulahi mohamed oo ah musharax ka sharaxan degmada galaadi ayaa saaka codkiisa ka dhiibtay goob doorashada galaadi.

Musharixiinta xisbiga barwaaqo ee aag doorashada degmada gallaadi oo uu ugu horeeyo wasiirka xafiiska beeraha dds mudane...
01/06/2026

Musharixiinta xisbiga barwaaqo ee aag doorashada degmada gallaadi oo uu ugu horeeyo wasiirka xafiiska beeraha dds mudane Abdulahi maohamed iyo shacabka degmada gallaadi ayaa saaka codkooda ka dhiibtay goobta codbixinta.

29/05/2026

.

Jigjiga — Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ayaa sameeyay isu-soo-bax lagu soo afmeerayay ololaha doorashada 7-aad ee dalk...
25/05/2026

Jigjiga — Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ayaa sameeyay isu-soo-bax lagu soo afmeerayay ololaha doorashada 7-aad ee dalka.

Musharax Xildhibaan heer deegaan ah Mudane Nasri Axmed Jamac
24/05/2026

Musharax Xildhibaan heer deegaan ah Mudane Nasri Axmed Jamac

"Baligii heegaale"Masuuliyiin isagu jira heer deegaan iyo heer gobol
21/05/2026

"Baligii heegaale"
Masuuliyiin isagu jira heer deegaan iyo heer gobol

''Barwaaqo waa rajada shacabka.''
21/05/2026

''Barwaaqo waa rajada shacabka.''

Musharaxiiinta Xisbiga Barwaaqo ooga sharaxan Gobolka Doollo.Muwaadin Dooro Xisbiga barwaaqo  Dooro Mustaqbalkaaga
21/05/2026

Musharaxiiinta Xisbiga Barwaaqo ooga sharaxan Gobolka Doollo.

Muwaadin Dooro Xisbiga barwaaqo
Dooro Mustaqbalkaaga

Address

Somali Region

Telephone

+251915246422

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed J Qoobey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share