Ciyaraha

Manchester United 2-0 Man City Mbeumo 65' Dorgu 76'Michael Carrick ayaa guul qurux badan ku furtay kulankiisa 1aad. Carr...
17/01/2026

Manchester United 2-0 Man City

Mbeumo 65'
Dorgu 76'

Michael Carrick ayaa guul qurux badan ku furtay kulankiisa 1aad. Carrick ayaa kulankaan ku soo gallay raacasho iyo weerar deg deg ah oo garbaha laga soo xaroonaayo waana waxaan Manchester lagu arkin in mudo ah.

United goolasha ee dhalisay waxaa ka badan inta laga diiday si fiican ayuu kooxda usoo diyaariyay xitaa City qeybta dambe hal Shots on target in ee sameeso waa loo diiday.


Sir Alex farguson ayuu kaso hoos ciyaaray macalinkani

Man united 4  Iyo Bournemouth 4 inkaste oo ay labada kooxba Kubad qurux badan ciyareen lakin man united Shaxda ma anfaca...
15/12/2025

Man united 4 Iyo Bournemouth 4 inkaste oo ay labada kooxba Kubad qurux badan ciyareen lakin man united Shaxda ma anfacayso si Kaste oo ay ufican yahiin waxba ka dhiman

Man city way soo dhigatay  Arsenal waxaad mooda in goolashi kaso dhamanayaan
14/12/2025

Man city way soo dhigatay
Arsenal waxaad mooda in goolashi kaso dhamanayaan

Liverpool 2 gool ayey ku badasiy  Salahna 25 daqiiqo markey aheyd ayaa badal lagu Caawa aad ayuu u ciyaaray salah
13/12/2025

Liverpool 2 gool ayey ku badasiy
Salahna 25 daqiiqo markey aheyd ayaa badal lagu
Caawa aad ayuu u ciyaaray salah

Ruben Amorim: Benjamin Šeško wuu ka soo kabsaday xanuunka waxaana suurtagal ah in la heli karo kulanka Bournemouth balse...
12/12/2025

Ruben Amorim: Benjamin Šeško wuu ka soo kabsaday xanuunka waxaana suurtagal ah in la heli karo kulanka Bournemouth balse waa qiimeyn doona

Macalin Xavi Alonso xaalku wuu kusii adkaaday
10/12/2025

Macalin Xavi Alonso xaalku wuu kusii adkaaday

War Deg Deg : Cumar Cartan ayaa goordhow loo xushay garsoorayaasha Afrika ee matali doono koobka Adduunka 2026 oo ka dhi...
10/12/2025

War Deg Deg : Cumar Cartan ayaa goordhow loo xushay garsoorayaasha Afrika ee matali doono koobka Adduunka 2026 oo ka dhici doona USA, Canada iyo Mexsico.

Wiilkeena Soomaaliyeed Cumar Cartan waa guuleystay. Waxaa loo xushay garsoorayaasha qaban doona World Cup 2026.

Mansha allah

BRUNO xalay waxaa uu isku qoray Xidiga labaad Portugal ee ugu goolasha badan Taariiqda PREMIER LEAGUEKALIYA CR7 ayaa ka ...
09/12/2025

BRUNO xalay waxaa uu isku qoray Xidiga labaad Portugal ee ugu goolasha badan Taariiqda PREMIER LEAGUE

KALIYA CR7 ayaa ka gool badan

Taageerayaasha Manchester United ayaa u sacab tumay kuna dhawaaqayay magaca Kobbie Mainoo markii uu bedelka u taagnaa si...
09/12/2025

Taageerayaasha Manchester United ayaa u sacab tumay kuna dhawaaqayay magaca Kobbie Mainoo markii uu bedelka u taagnaa si ay taageero u muujiyaan

Mainoo ilaa iyo haatan kulan horyaalka ah laguma soo bilaabin safka h**e.

Mo Salah in mudo ah xitaa inuu ciyaarin ayaaba laga yaabaa iskaba dhaaf xitaa kulanka Macsalaameynta ee Brighton Xitaa k...
09/12/2025

Mo Salah in mudo ah xitaa inuu ciyaarin ayaaba laga yaabaa iskaba dhaaf xitaa kulanka Macsalaameynta ee Brighton

Xitaa kulanka Inter malagu darin,Ciqaab daran ayaa la marinayaa kadib hadalkiisii isbuucan

Wolves 1-4 Manchester United Fernandes 25', 82' (Pen) Mbeumo 51' Mount 62'Manchester United ayaa guul raaxo leh ka gaart...
08/12/2025

Wolves 1-4 Manchester United

Fernandes 25', 82' (Pen)
Mbeumo 51'
Mount 62'

Manchester United ayaa guul raaxo leh ka gaartay kooxda Wolves, afarta gool ee kooxda dhalisay seddex ka mid ah Kabtan Bruno ayaa ku lug yeeshay. Sidoo kale Bruno ayaa noqday ciyaar yahanka labaad ee ka soo jeeda Portugal ee goolasha ugu badan ka dhaliyay Premier League ka dib GOAT-KA.

Unitetd ayaa haatan soo gashay kaalinta 6aad iyagoo 1 dhibic oo kaliya u jira booska 4aad.

Ninkani caadi ma aha
07/12/2025

Ninkani caadi ma aha

Address

Jalan Tidung 10
Makassar
WESTERN

Telephone

+6281525912401

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaraha:

Share

Category