Elsar Media TV

Elsar Media TV Elsar Media TV
We capture moments and tell powerful stories.
πŸŽ₯ Professional Videography & Photography
πŸ“° News & TV Shows
πŸ“© [email protected]

this page will found you a lot of information

06/06/2026

Buurta Daalo oo Dalxiiyaal Aad u badani ku dalxiisayaan

05/06/2026

Jid adag ayuu si kalsooni leh u maraa. 🌧️🚘

Ku qimee xirfadiisa Dabka mobile kaaga kuugu jira

03/06/2026

Maamule iyo Ardaydiisa oo qalbi mideysan ku maamuusaya Calanka Somaliland.

03/06/2026

Shirkadda Korontada ee magaalada Ceerigaabo ayaa si rasmi ah uga hadashay cashuur cusub oo ay dowladdu ku soo rogtay dadka isticmaala adeegga korontada.
Shirkaddu waxay sheegtay in cashuurtan ay tahay go’aan ka yimid dowladda, isla markaana aysan shirkaddu si toos ah masuul uga ahayn kordhinta kharashaadka lagu dalaco macaamiisha.
Sidoo kale, shirkaddu waxay xustay in ay ka go’an tahay sii wadidda bixinta adeeg koronto oo joogto ah, iyadoo tixgelinaysa xaaladda dhaqaale ee bulshada isticmaasha adeegga.

02/06/2026

Weli ma ka dhex dustay Godka Dawga Tabca β€” (xero libaax) ee quruxda iyo xiisaha leh?

nala wadaag

02/06/2026

Muqaalkii Ugu danbeeyey Buurta Daalo

01/06/2026

Ciidamada ammaanka magaalada Ceerigaabo ayaa maanta gubay 136 dhalo oo khamri ah, kuwaas oo lagu qabtay hawlgallo lagu adkaynayo amniga iyo ka hortagga maandooriyaha. Hawlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu ilaalinayo nabadgelyada

01/06/2026

Ceerigaabo oo lagu gubay 136 dhalo oo Khamri ah

Kooxda Aad Tageraha U tahay sanadke ugu  danbesay inay qaado champions league
31/05/2026

Kooxda Aad Tageraha U tahay sanadke ugu danbesay inay qaado champions league

31/05/2026

Gabadh u dhalatay Somaliland oo si geesinimo leh farriin adag ugu dirtay SeaMore.

Address

60
Dublin

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elsar Media TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Elsar Media TV:

Share