Axmad mulaax

Axmad mulaax welcome asxaabta

Wiil ayaa Gabar ay wada sheekeysan jireen u sheegtay inuu aad u Jecel yahay oo rabo in uu guursado, Way diiday. Ma uusan...
08/11/2022

Wiil ayaa Gabar ay wada sheekeysan jireen u sheegtay inuu aad u Jecel yahay oo rabo in uu guursado, Way diiday. Ma uusan murugoon. Wuu dhoolacadeeyay.
Saaxiibkii ayaa weydiiyay, sababta uu u dareemi waayay Qalbi jab maadaama dadka inta badan marki qof diido ama qof xiriir ka dhaxeeyay ay kala haraan ay ku waashaan matag, cuntada cuni waayaan, dhawr maalina qol isku soo xiraan ama qaarkood facebook ku ciil baxaan

Wuxuu ugu jawaabay, “Maxaan u murugoonayaa? Waxaan Anigu waayay qof aan i Jeclayn! Laakiin waxay iyadu weyday qof aad u Jeclaa 😍

Sida uu qofku xaalad kasta ka dhigto ayay u noqonaysaa. Sida dadku wax u arkaan ayaana kala duwan

😅😅😅😅

18/07/2022

Asc

Indirizzo

Bosa

Telefono

+252661917022

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Axmad mulaax pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi