Xog ogaal Media

Xog ogaal Media Kuso biir pagenkena pls👍

06/11/2022

Aroos Reer Miyi Ma ka qayb gashayna

Ogaal Party.Dhismaha iyo haykalka dawladnimada Somaliland ayey qurux iyo macno u samaynaysa ,guusha Rooda Cabdi Muuse iy...
06/11/2022

Ogaal Party.

Dhismaha iyo haykalka dawladnimada Somaliland ayey qurux iyo macno u samaynaysa ,guusha Rooda Cabdi Muuse iyo Ururka Ogaal.

Hamplayo 🤝

06/11/2022

Dumar iyo lacag💵😂

30/10/2022

Waan la ilmeeyay Walaahi Muuqaalka wiilkan.

Haddii qof dhiig baxaya damacdo dhiig u shub lacag ayaa lagugu xujeenayaa ,alla isbitaaladan arxan daranaa !

Wiilkan xanuunka dadkiisa gaaray ayuu la oynayaa

Fadlan share gareeya

29/10/2022

Saqiirki la saranseeray Qaybti 2aad

29/10/2022

Camp nou Garonka barcelona wuxu ahaan jiray barigi h**e Meel kooxuhu ka ducaystaan imika Guuldaro meel ay talo weeye😂

"Hafsa Abdullahi saddex sano kahor ayey aabaheed u hibeysay qeyb kamid ah beerkeeda xili uu xanuunsanaa. Maanta ayuu kam...
29/10/2022

"Hafsa Abdullahi saddex sano kahor ayey aabaheed u hibeysay qeyb kamid ah beerkeeda xili uu xanuunsanaa. Maanta ayuu kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii Zoobe

Allah ha u naxariisto aabaha dhalay Xafsa Abdullahi"
🤲😭

Alle ha Unaxaristo dhamantod waxay ku geeriyodeen qaraxi maanta ka dhacay Muqdisho gar ahaan isgoyska Soobe😭😭🤲 Aan uwada...
29/10/2022

Alle ha Unaxaristo dhamantod waxay ku geeriyodeen qaraxi maanta ka dhacay Muqdisho gar ahaan isgoyska Soobe😭😭🤲 Aan uwada ducayno in rabbi Janooyinkisa ku casumo amiin🤲

29/10/2022

😭😭😭😭 Allow Cadowga Umada sida u galaya Ka qabo amiin😭

29/10/2022

qaraxi kowaad Ee manta Muqdisho😭😭😭😭

29/10/2022

Allow muqdisho u gargaar amiin🤲😭Aynu uwada ducayno Umada dhibaataysan 🥲🥲

Indirizzo

Geraci Siculo
90010

Telefono

+393281328725

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Xog ogaal Media pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Xog ogaal Media:

Condividi