Hamse Gelqaad

Hamse Gelqaad A somali journalist who brings you news and stories from somalia and the world. Contact :+252907704503

Puntland ayaa shaacisay inay si weyn uga xuntahey geerida shimbir nooca Xuur-cadda ah oo ku geeriyootay deegaanka Dhuudo...
07/09/2026

Puntland ayaa shaacisay inay si weyn uga xuntahey geerida shimbir nooca Xuur-cadda ah oo ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee degmada Bandar-bayla, Gobolka Karkaar.

Shimbirtan oo summaddeedu ahayd UK43 ayaa ka soo duushay dalka Hungary, iyadoo safar dhan 5,180 KM ku soo gaartay Soomaaliya.

Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa bulshada ugu baaqday in haddii ay la kulmaan shimbiraha guur-guura ee dhaawacan ama gargaarka u baahan ay la soo xiriiraan Wasaaradda si loo badbaadiyo.

06/09/2026

Dowlad Sida la arkay u shaqaynaysa Kuwaa ilaahay Ka Qariyay.,"- Wasiirka Amniga Waqooyi bari.

05/09/2026

Xildhibaan dhaashane ayaa xaramka uga sooduceeyey xildhibaan kuluc

05/09/2026

Wasiirka Amniga Waqooyi Bari iyo Shirka Daahfurka Siyaasadda Ilaalinta Bedqabka Rayidka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Abdirizaaq Faarax Warsame, ayaa kulan muhii...
04/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Abdirizaaq Faarax Warsame, ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka (USA).

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga, ka hortagga khataraha amni, sare u qaadista wada-shaqaynta iyo is-dhaafsiga khibradaha dhinacyada amniga.

Sidoo kale, kulanka ayaa qayb ka ahaa dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga amni iyo xiriirka shaqo ee u dhexeeya Wasaaradda Amniga Waqooyi Bari iyo hay’adaha amniga ee Mareykanka, iyadoo la rajaynayo in wada-shaqayntani ay gacan ka geysato nabadgelyada, xasilloonida iyo amniga bulshada.

04/09/2026

Beydhapo 🇸🇴😱

Sawirro cusub oo laga helay duqayntii xalay lala beegsaday hoyga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub.
04/09/2026

Sawirro cusub oo laga helay duqayntii xalay lala beegsaday hoyga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub.

04/09/2026

Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Waqooyi Bari Mudane Abdirizaq Farah Warsame oo kulamo la qaadanaya Madaxda DFS ayaa la kulmay Gudoomiyaha Hay'adda SODMA Mudane Maxamuud Macalim.

04/09/2026

Madaxweynaha dawladda Puntland Deni oo fagaaraha degmada Ufayn kula hadlay kumanaan shacabka degmada ah.

Dani iyo waftigiisa ayaa gaaray degmada difaaca u ah Calmiskaad,Degamada irridda u ah udugga iyo fooxa, Degmada Beeraha iyo waxsoosaarka Timirta ee Uffayn.

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Gelqaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamse Gelqaad:

Shortcuts

Share