Dayax Production

Dayax Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayax Production, baydhabo, Baydhabo.

29/04/2026

Xildhibaan Hassan Ibrahim Issack
Iyo xisbigiisa Qaran

22/04/2026

Xoghayaha warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha Ururka dhalinyarada Talo Qaran dowladda konfur Galbeed Ayaa ku bogadiye bulshada ku nool Magaalada Baydhabo isbadal siyaasadeed cusub IYO horumarka Dalka
Hassan Ibrahim Issack
Wll Rahuul
Walal Moha Cazani Duceysane Daacad

18/04/2026

Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo ayaa more see

Shaley waxaa kulan muhiim ah yeeshay Odaayasha iyo dhalinyarada beesha geelidle gaarhan jufada awow kallan, kaasoo looga...
11/04/2026

Shaley waxaa kulan muhiim ah yeeshay Odaayasha iyo dhalinyarada beesha geelidle gaarhan jufada awow kallan, kaasoo looga hadlay arrimahab isbadalka ka dhacay koonfur galbeed iyo doorashooyinka dalka, gaar ahaan

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii beesha ay door firfircoon uga qaadan lahayd geeddi-socodka dimuqraadiyadda. Iyo doorsheynka heer kasta ah

Intii uu socday kulanka, waxaa la isla gartay in qaato kaararka codeynta iyo in beesha ay yeelato mursharixiin u taagan kuraasta golaha deganka nidaamka

Musharax Xildhibaan Golaha Degaanka Degmada Baydhabo Hassan Ibrahim Issack
10/04/2026

Musharax Xildhibaan Golaha Degaanka Degmada Baydhabo
Hassan Ibrahim Issack

07/04/2026

FANAANKA CABDI NASIIR DALBILE
🎶 HEES CUSUB: “GEESIYOW GEELIDLE”
Weynta Geelidle Geelidle 🔥
2026

Mudane waziir guuleyso
02/04/2026

Mudane waziir guuleyso

02/04/2026

Waziir guuleyso

31/03/2026

Wareysi xildhiban duceysane

31/03/2026

Wafdi hordhac U ah gudoomiye golaha shacabka baarlamaanka fds ayaa soo gaaraya magalaada Baydhabo.

Gudoomiye sheikh Aadan Madoobe ayaa lafilayaa isaga iyo wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro in ay maanta soo gaaran Baydhabo.

Address

Baydhabo
Baydhabo

Telephone

+252612554293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayax Production:

Share