Awaare media

Awaare media Photogarapher vediogarapher based ina puntiland🇸🇱🎥

02/11/2025
11/03/2025

Magaalade ayey ramadaantu kugu dhalatay sanadan?!

08/03/2025

Inalilahi wa ina ilahi raajucun wllhi gerididada wey itaabatay maalmihi uu baxayey ayan bosso k**i macasalamyey ilahay ba naga ka jecladay walal shahiid tahay tahay😭

Waxad dhimatay ado soman oo ku jira difaaca dalkaga.

07/03/2025

“Ramadaan kariim walaalayaal maadama lagu jiro bishi barakaysnayd ee ramadaan ahna bishi u quraanka kariimka ahi so degay waxan rabaa inan xarafkasta ka akhriyo aayad quraan ah”
wan furnay xujadan Alhamdulilah adiguna isku day


❤️

04/03/2025

Suaalaha Ramadanka


03/03/2025

Baargaal Magaalo leh taariikh facweyn

Cawaale koronto📸

03/03/2025

Bosaso📍Aargadi maqaska magalada bosaso o hab casri ah lo dhisay.
Weli ma tagtay aargadan hadad bosaso joogto?

28/02/2025

Shere📍
Hablihi puntiland iyo Heesti madaxweyne sicid Abdulahi deni Bosaso🇸🇱

26/02/2025

"Waxa iga maqan Hooyaday geeri iyo nololna midna kuma ogi abahayna waa iga qariyey" muxsin iiman muse cabdi ( sheegow ) waxa uu codsanaya in umada somaliyeed la bafiso hooyadiis.

Address

Somali
Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awaare media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share