Sharmake Mohamed mufakir

Sharmake Mohamed mufakir follow garee page sharmake Mohamed mufakir
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡β˜οΈβ˜οΈπŸ«΅πŸ«΅
https://youtube.com/.mohamed?si=DdomnBlZHM_u8lF- MUSALSALO

Man United ayaa bilowday wadahadalo ku aadan heshiiska Viktor GyΓΆkeres xagaagan, iyadoo Man City ay sidoo kale kordhisay...
03/12/2024

Man United ayaa bilowday wadahadalo ku aadan heshiiska Viktor GyΓΆkeres xagaagan, iyadoo Man City ay sidoo kale kordhisay dadaalkeeda ku aadan saxiixiisa, sida uu wariyay Sky Sports Germany .

Adiga ayey kula tahay inuu ku guulaysan doono saxeexa GyΓΆkeres aragtidaada ka dhiibo comment.

02/12/2024

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inaanu Madaxweyne Xasan sh.maxamuud la kulmi doonin dhigiisa Raysal wasaaraha Ethiopia ee Abbey Ahmed.

By

01/12/2024

I gained 12 followers, created 122 posts and received 114 reactions in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

I've just reached 100 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one...
30/11/2024

I've just reached 100 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰
Thanks for my followers I can't do without you guys

Soomaaliya waxa ka taagan xaalad adag oo siyaasadeed iyo amni, taas oo u dhaxaysa dawladda fadaaraalka ah iyo dawlad gob...
28/11/2024

Soomaaliya waxa ka taagan xaalad adag oo siyaasadeed iyo amni, taas oo u dhaxaysa dawladda fadaaraalka ah iyo dawlad goboleedka Jubaland.

Ciidamo fadaraal ah iyo ciidamada Daraawiishta Jubaland ayaa lasoo warinayaa inay isku horfadhiyaan deegaanka Raas-kambooni ee Jubaland. Waxaana xaaladdu sii adkaatay kadib markii Maxkamadda Gobolka Banaadir amar ku bixisay in lasoo xidho madaxwaynaha markale loo doortey Jubaland Axmed Madoobe, halka Maxkamadda degmada Kismaayo ay iyaduna soo saartey Waaran lagu soo xidhayo madaxwaynaha dawladda fadaraalka ah ee Soomaaliya.

Dadku waxay aad isku waydiinayaan ma dhaqangali doontaa amarka lagu soo xidhayo madaxwayne Axmed Madoobe .

28/11/2024

Maxkamadda Sare ee Somaliland ku dhawaaqday Natiijada Doorashada

Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa saaka dhaarisay Mudane gole deegaan Aadan Sahal Ducaale oo ka mid noqday golaha deegaanka...
27/11/2024

Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa saaka dhaarisay Mudane gole deegaan Aadan Sahal Ducaale oo ka mid noqday golaha deegaanka Berbera

Booska uu maanta bixiyey mudanahani ayaa h**e waxa uga geeriyooday alle ha u naxariistee Aadan Xuseen Yuusuf

Mudanahan golaha deegaanka loo dhaariyey ayaa ahaa dhaxal sugaha kowaad ee liiska mudanayaasha Xisbiga Waddani ee aan ku soo bixin doorashadii 2021 kii

DEG DEG:-Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa amartay soo qabashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay Khi...
27/11/2024

DEG DEG:-Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa amartay soo qabashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay Khiyaano Qaran.

Waaranka maxkamadda ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 'Axmed Madoobe uu ku eedeysan yahay faldambiyeed lid ku ah wadajirka iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed'

27/11/2024

" Somaliland waad tii Maalinta dhawayd aad aragteen doorashada ay qabsatay" waa hadal uu Xil Maxamed Abiib ka Jeediyey shirka Heritage

Caawa Waa Habeenkii Kooxaha Waaweyn:Bayern waxay guul ku xasuuqday PSG, Barcelona iyo Lewandowski-na waxba lagama qaban ...
27/11/2024

Caawa Waa Habeenkii Kooxaha Waaweyn:

Bayern waxay guul ku xasuuqday PSG, Barcelona iyo Lewandowski-na waxba lagama qaban karo. Arsenal waxay cashar weyn u dhigeen kooxdii toddobaadkii h**e garaacday Man City. Inter waxay sii wateen bandhiggooda wacan, halka AC Milan iyo Atletico Madrid ay waqti h**eba guul gaareen.

Laakiin Man City, oo seddex gool ku hormartay, waxay kaambiyada labaad lagu yiri yaa seddex gool ka dhaliseen.

Caawa waxaan dhihi karnaa waa habeen dhammaan kooxaha waaweyn ay guuleysteen. Haddaba, haddii kooxdaada ay ka mid tahay waaweynka, isku duub Love iskana saar post-kan! 😁

26/11/2024

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Ceerigaabo?

" Heegada mayorku miyaanay ogayn in aanu heego ka xoog badan oo madaxweyne ilaalinaysa aanu u joojin weynay? Waar ninkaa...
26/11/2024

" Heegada mayorku miyaanay ogayn in aanu heego ka xoog badan oo madaxweyne ilaalinaysa aanu u joojin weynay?

Waar ninkaas waa lala xisaabtamayaaye taaha ha la yaraysto." Abwaan Weedhsame

Address

Sh Ali Jowhar
Borama
0634505938

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharmake Mohamed mufakir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sharmake Mohamed mufakir:

Share