Rafiq Media Pro

Rafiq Media Pro "Professional Photography & Videography in Borama. 📸


"Premium Media Production | Weddings, Events, Commercials, Ducomentary, Droneoperator🛩.

"


🎞️ High-quality photography and videographer. "Your vision, our lens.📸
Capturing your best moments.🎥"

26/07/2026

Quruxda beeraha Xaliimaale.

Waligaa ma aragtag deegaankan?

Rafiq Media Pro

Waxaa magaalada Boorama iyo nawaaxigeeda si weyn looga dareemayaa qabanqaabada iyo diyaar-garowga xafladda shaacinta Gud...
26/07/2026

Waxaa magaalada Boorama iyo nawaaxigeeda si weyn looga dareemayaa qabanqaabada iyo diyaar-garowga xafladda shaacinta Guddoomiyaha Guud iyo Gandihiisa ee Beel-Waynta Bah Reer Xaamud, Ibraahim Faarax , Faarax Nuur (Reer Nuur).
Munaasabadda oo si weyn loo wada sugayo ayaa durba dhalisay xamaasad iyo hadal-heyn ballaadhan.

Rafiq Media Pro

25/07/2026

Xafladda qalinjabinta Hiigsi International College Dufcadii 1aad ee Basic Computer.

Wariye Amiin sayid

25/07/2026

Noloshaada maalintee kuugu farxad badnayd.

  prt 2 :- Xafladda ardayda kaalmaha soo galay ee Dugsiga National, sannad dugsiyeedka 2025-2026.Rafiq Media Pro
25/07/2026

prt 2 :- Xafladda ardayda kaalmaha soo galay ee Dugsiga National, sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Rafiq Media Pro

  prt 1 :- Xafladda ardayda kaalmaha soo galay ee Dugsiga National, sannad dugsiyeedka 2025-2026.Rafiq Media Pro
25/07/2026

prt 1 :- Xafladda ardayda kaalmaha soo galay ee Dugsiga National, sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Rafiq Media Pro

Waxa magaalada Borama laga daah furay Xadaanada Al-Ansaar ee barbaarinta caruurta.Rafiq Media Pro
25/07/2026

Waxa magaalada Borama laga daah furay Xadaanada Al-Ansaar ee barbaarinta caruurta.

Rafiq Media Pro

25/07/2026

Zeroga wadada Goronyo cawl.

Rafiq Media Pro

Sawiro Q2aad :- Xafladda soo xidhida sanad dugsiyeedka 2025-26 ee Ardayda Markizka iyo Xadaanada Baytul Macmuur. Rafiq M...
24/07/2026

Sawiro Q2aad :- Xafladda soo xidhida sanad dugsiyeedka 2025-26 ee Ardayda Markizka iyo Xadaanada Baytul Macmuur.

Rafiq Media Pro

Sawiro :- Xafladda soo xidhida sanad dugsiyeedka 2025-26 ee Ardayda Markizka iyo Xadaanada Baytul Macmuur. Rafiq Media P...
23/07/2026

Sawiro :- Xafladda soo xidhida sanad dugsiyeedka 2025-26 ee Ardayda Markizka iyo Xadaanada Baytul Macmuur.

Rafiq Media Pro

Address

Kasoo Hor Jeedka Dawlada Hoose Ee Borama
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rafiq Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rafiq Media Pro:

Share