Gaylan media

Gaylan media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaylan media, Bosaso.

Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay inuu mar labbaad hoggaamiyo Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaan Al...
08/01/2024

Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay inuu mar labbaad hoggaamiyo Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaan Allaah kaaga rajaynayaa inuu kugu guuleeyo mas'uuliyaddan laguu doortay, aadna horseed u noqoto xasilloonida, horumarka iyo baraaraha Puntland.

Dhamman siyaasiyiinta, musharrixiintii xilka Madaxweynaha Puntland iyo guud ahaan shacab qiimaha badan ee reer Puntland waxaan ku boorrinayaa inay gacmaha is qabsadaan, taageeraan Madaxda la doortay, wadajirka uga shaqeeyaan horumarka Puntland iyo guud ahaan dalkeenna.

Hambalyo

18/02/2023

Qaybtii 2aad imaaradka

18/02/2023

Asxaabta igu xiran page 10k follow hala gaarsiiyo

14/02/2023

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaylan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share