01/08/2021
Wax Badan Ka Ogow Interpol?
Interpol Wa magaca Ay Xambarsan tahay Hayada Booliska ee Aduunka uguna Baxad Wayn, Waxana Lagu Tiriyaa Interpol Inu yahay Booliska keliya ee hada aduunka meshay doonan wax kaso xirikara
Howl Galana Ka fulinkara
Haayadan Waxa La isku Dayey In La Dhiso Dhamaad Kii Qarnigii Sagaal iyo Tobnaad Waxa jiray Isku Xiro Badan lagu Samay nayo Booliska Aduunka Waxa fashilmay Dhowr Isku Day Ee Lagu Xoojinayey Wada Shaqaynta Booliska Yurub
Sanadkii 1898 Waxa Magalada Rooma Waxa ku Kulmay 21 Wadan oo Yurub ah Waxayna Ka Wada Hadleen Sidii Nidaam lagu Xakamay karo Dambilasha Wadamada Uga Howgala Qaab Shabakad Ah Oo Isku Xiran looga Hortagi laha
Kulan Kan iyo Kuwo Ka dambeyey Aya kuso dhamay bila natiijo
Qarnigii labatanaad Aya Waxa Suurta Gashay in la isku Af Gartay Boolis Caalami Ah Oo Ka Howl gala Caalamka Oo Dhan
Waxan lo Bixiyey Magaca Boolis Dambiyada Caalamka Ah Waxa La Sasay 1914 Waxa loo Yagleelay Booliska Caalamku Iska Kashadaal Dambiyada Ka Dhaca Caalamka Dambilasha Caalam kuna Ay San U Baxsan Waxay Xarumo Ku leeyihiin Caalamka Oo Dhan Waxa Xubno ka Ah 198 Wadan Oo Caalamka Ah ,Xarunta Dhexeye Ee Hayadan Waxay Ku taal Magalada Lion Ee Dalka Fransa
Hayadan ayaa u tagan inay Samayso Shaqada Boolis yada Calamaka Inay Tabarto Isku Xirto Wada Shaqayn tooda