X.M.Faadumo

X.M.Faadumo Ku soo dhawoow Page ka Xaafada iyo dhaliyarada X.M.Faaduumo

Noogu kaalay

madaadalo
sports
Kaftan
Xasuusihi H**e
Shekooyinki Barisamaadki Welcome

Bismillaahi Raxmaani Raxiim.TACSI TIIRAANYO LEHقال الله تعالى: "يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى...
12/06/2026

Bismillaahi Raxmaani Raxiim.

TACSI TIIRAANYO LEH

قال الله تعالى: "يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي”

Imaan Xassan Axmed waxa uu ahaa mid kamid ah imaam yadii masjid faadumo Soo maray Iyo macalimiintii wax ka soo dhigay qura’anka Xaafada masjid faadumo

waxay Alle uga baryeynaa Marxuumka in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii iyo dhamaan umada soomaaliyeed

Aamiin ................. Aamiin ................... Aamiin.

Hambalyo meher.Waxaan hambalyo iyo Duco u dirayaa Walaalky, saxibkay Ahmett Haji Abdalle   Iyo marwadiisa  khadaro Yasin...
25/04/2026

Hambalyo meher.

Waxaan hambalyo iyo Duco u dirayaa Walaalky, saxibkay Ahmett Haji Abdalle Iyo marwadiisa khadaro Yasin ciise.

Alle ha barakeeyo qoyskaas hana ka yeelo mid farxad iyo wanaag ku dhisan oo kuna waara.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when X.M.Faadumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category