Elsar Podcast

Elsar Podcast Elsar Podcast

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ay hareerihiisa  socdaan Suldaan Siciid S...
22/10/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ay hareerihiisa socdaan Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaa maanta ka qeyb galay xidhitaanka Shirka Nabada Gobalka Sanaag

19/10/2025

Gatekeeping – Albaabka qarsoon ee warbaahinta

09/10/2025

Waxaan halkan uga hambalyaynayaa waalahay oo aan jecelaa in ay maanta nala qa;in jebiyaan lakiin se may suura gelin waxaan leeyahay ...SeaMore

09/10/2025

Waxaan jecelaan lahaa Abahay Macaan in uu maanta farxadan igala qayb qaato Waxaan leeyahay Aabe Allah Qabriga ha kuu waasiciyo Ducadaada marna k**a daalo

09/10/2025

Hadaanu nahay Ardayda Ka Qalin jebinaysa jaamacada Abaarso Tech UNIVERSITY Waxaanu Taageersanahay Gogoshaas nabada Ee uu madaxwaynuhu dhigay Ceerigaabo

08/10/2025

Kiiskani Marki An Gobolka Imi Laba Sabo Buu dhacsanaa..

Axmed Isdebar Gudoomiyaha G Sanaag

08/10/2025

Ceerigaabo: Oo War Cusub nabada laga Soo saaray

07/10/2025

Ninki Hargaysa Ninka Ku dilay oo Ciidanka Bolisku Gacanta ku dhigeen.

07/10/2025

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka, Marwo Samsam Maxamed Saalax, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Cisbitaalka weyn ee Ceerigaabo

Maanta oo taariikhdu tahy 6/10/2025 waxaa wasaarada caafimaadka  ee gobolka sanaag nagusoo booqatay wasiir ku xigeenka w...
06/10/2025

Maanta oo taariikhdu tahy 6/10/2025 waxaa wasaarada caafimaadka ee gobolka sanaag nagusoo booqatay wasiir ku xigeenka wasaarada horuumarinta caafimaad ee jamhuuriyada soomaliland oo safar shaqo ku joogta gobolka sanaag ,

Ujeedada socdaalkeeda waxaa kamida

1.u kuurgalka xaalada caafimaad ee gobolka sanaag
2.ogaanshaha baahiyaa caafimaad
3.wareejinta daawooyin iyo qalab caafimaad
4.furintaanka tababaro caafimaad oo loogu tala galay gobolka sanaag

Address

Erigavo
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elsar Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share