Kaahiye Media

Kaahiye Media kaahiye media waxa uu idin soo gudbin doonaah muuqaalo tayo saro leh iyo dhacdooyinka caalamka.

29/02/2024

Eeg eeg indho sharci ku eeg golaha wasiirada uu ku dhawaaqay H.E Said Abdullahi Deni

24/02/2024
24/02/2024
24/02/2024
22/10/2022

"Oggaysiis Oggaysiis Oggaysiis"

Dadweynaa ku dhaqan magaalada Galkacyo & Nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in isbitaalka takhasusiga ah ee shifo ay imaanayaan dhakhaatiirtii loo aadi jirey hindiya kuwaas oo kala ah.
1.Dhakhtarka Qaliimada oo laser ah sida:- Xameetida,Eernada, Qabsinka, Baabasiirka, Tyroodka & buroyinka oo dhamaantood laser ah.
2.Dhakhtarka kale waa kii hindiya loo aadi jiray oo tuubada gaaska & mindhicirada la galin jiray.
sidoo kala xanuunada beerka, Xameetida, Kalyaha & Ganaca I.W.M.
F.G: Isbitaalka ay ka shaqeeyana wax uu noqday isbitaalka sanadkaan ugu adeega wanaagsan magaalada hydro-bad oo ay somalidu caafimaadka u aadaan.
Dhakhaatiirtu waxey imaanayaan taariikhdu marka ay tahay 05/11/2022 illaa 11/11/2022 ayey joogayaan ka faaideysi wacan inta ay dhakhaatiirtu inoo joogaan.
Fadlan wixii faafaahin ah kala soo xiriir.
0907755214/0907758016/0617578829

04/06/2022
Welcome to our new digital media packages.
02/02/2022

Welcome to our new digital media packages.

22/01/2022

Waxan keeanay miiskii computer-ka "Labtop_Desk" oo ku Isticmaali karto sariirta hurdada iyo fadhiga.
Waxan ku helaysaa qiimo ku raali geliya.
Sid aad u ogaaad qiimaha fiiri linka hoos๐Ÿ‘‡
Somalibusinessonline.com
๐Ÿ‘‰โœˆ๐ŸšŽDalabkaaga waxaa lugu keenaya mesha aad joogto
nagala soo xiriir numberadaha hoose ku qoran
WhatsApp ๐Ÿคณ๐Ÿ‘‰+252090 5060470
๐Ÿ“ฑ๐Ÿ“ž+252090 5060470 ll,+2520905036726
adeego adigoo gurigaaga jooga
.
.

Waxaa shalay xariga laga jaray cawaale stadium ee magaalada Galkacyo waxaana xariga ka jaray madax weynaha puntland muda...
09/09/2021

Waxaa shalay xariga laga jaray cawaale stadium ee magaalada Galkacyo waxaana xariga ka jaray madax weynaha puntland mudane siciid abdullaahi Deni.

Caruus iyo Marxuum !Alle ha u naxariistee, Axmed Dheeg oo saacado ka hor loo dabbaal-degey meherkiisa ayaa shil baabuur ...
10/07/2021

Caruus iyo Marxuum !

Alle ha u naxariistee, Axmed Dheeg oo saacado ka hor loo dabbaal-degey meherkiisa ayaa shil baabuur ku galay deegaanka Harta-sheekha, halkaasi oo uu ku geeryooday.

Saacad gudaheed ayaa caruus iyo marxuum loogu wada yeedhay waa qadar Eebbe ee aan u ducayno.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907766013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaahiye Media:

Share