Xasaasi Offical123

Xasaasi Offical123 Ku soo dhawaw Pageka khalpi dhiirshe oo aad kadawan karto muuqalo kala duwan oo xiso leh iyo Qisoyi

11/11/2025

Booqashadii Gobalka Qallafe iyo Buundada iyo waraysi an la yeshay Dad weynaha ku Nool Maamulka magaalada Qallafo iyo darenkoda
fadlan Nala jog o dhamayso

03/10/2025
Xildhibanad sinji ali bashi*1.* *"Hoggaan dhab ah waxaa lagu gartaa codka dadkiisa, adna codka shacabka waad u taagan ta...
03/10/2025

Xildhibanad sinji ali bashi

*1.* *"Hoggaan dhab ah waxaa lagu gartaa codka dadkiisa, adna codka shacabka waad u taagan tahay — sii wad dadaalka, Sinji!"*
*2.* *"Hal-abuurnimada iyo hufnaanta aad la timid waa nal u ifaya bulshadeenna. Waxaa tahay halyey qalbi-wanaag iyo hami sare isku darsaday."*
*3.* *"Xildhibaan Sinji, magacaaga wuxuu noqonayaa taariikh, codkaaga wuxuu noqonayaa horumar. Sii wad, himiladu waa kuu dhowdahay."*
*4.* *"Dadka runta u shaqeeya waa la arkaa, waana lagu xasuustaa — waxaad tahay tusaale hoggaan daacad ah."*
MP Sinji Ali Bashe gulayso marwo sharaf iyo karaamo Ku nolow

Fallowe iga so dheh si an halkana iskala socono Thanks
17/08/2025

Fallowe iga so dheh si an halkana iskala socono Thanks

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa Qado sharaf u sameeyay salaadinta iyo waxgaradka Rer shabelle
17/08/2025

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa Qado sharaf u sameeyay salaadinta iyo waxgaradka Rer shabelle

Wada tashi ay qabsaden Beesha makaneEe ku nool gobalka mudug qaasatan Dagmada Gaalcyo
23/06/2025

Wada tashi ay qabsaden Beesha makane
Ee ku nool gobalka mudug qaasatan Dagmada Gaalcyo

Address

Mudug
Gaalkacyo
SODHAWAWWALL

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasaasi Offical123 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xasaasi Offical123:

Share