15/09/2023
Waxaan xulka Gobolka mudug u ballan qaadayaa haday koobka qaadaan inaan u kaxayn doono dalxiis Jasiirada Maldives 🇲🇻
Kayse Abdikadir Ali wariye ka howlgala garowe .
Xulka mudug jaaniskaas ha isdhaaFinina