Cmhayir

Cmhayir page kan waxad kaheli sawiro mujinayo bilicda dalka

11/09/2025

hello

17/04/2023

Hawdka-Nugaal.
🎥

Macalimiinta iyo Ardada Dugsiga sare ee Gambool ayaa maanta si wayn uxusay maalinta Calankeena Somalia (Cawaale).Munaasi...
12/10/2022

Macalimiinta iyo Ardada Dugsiga sare ee Gambool ayaa maanta si wayn uxusay maalinta Calankeena Somalia (Cawaale).
Munaasibadda oo socotay saacado aya waxaa kaso qaybgalay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal, Xildhibaano, Wasiiro iyo Isimada dhaqanka.

Ardada ayaa inta munaasibadu socotay ka qaaday heeso wadaniya iyo sugaanka kala duwan ka tarjumayso dareenkooda ku aadan maalinta Calanka🇸🇴.




14/09/2022

Hambalyo Gen Morgan waxaad uqalantaa meel kasaraysa marka loo eego Halgankaagii wakhtigii adkaa aad soo gashay👏

14/09/2022

Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Mudane Hon Cali Dhegacade oo Shir jaraaid ku qabtay magaaladda Garowe ayaa sheegay in la qabtay gacan ku dhiigle 05 09 2022 Dil iyo kufsi ugu gaystay baadiyaha Tuulada Barda-Dawanle ee Degmada Taleex Aamino Faarax Colaad oo ahayd Hooyo Xaamilo ahayd 11-Caruurana dhashay.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Dhagarqabaha gacanta lagu soo dhigay Xabsigawayn ee Garowana uu hadda ku jiro soo qabashadiisana ay iska kaashadeen Eheladii labada dhinac iyo Taliyaha qaybta Police-ka Gobolka Sool ee Puntland.

Waxa uuna ugu baaqay qoyska gabadha oo Gudoomiyaha ehelyihiin inay sugaan inta ninkaa cadaaladda lamarinayo waxa uuna uga digay inay cidkale dulmiyaan.

13/09/2022

Delight Gourmet-Garowe.

27/07/2022

Shir ay qabatay wasarada maaliyada iyo mashruca RCRFoo ku saabsan wada tashiga daneeyayaasha mashruuca.

27/04/2022

Wabari Stadium Garowe.

Wabari Stadium Garowe.
27/04/2022

Wabari Stadium Garowe.

07/02/2022

ku dalxiis dhulkaaga hooyo.

Dhulka iyo baddaheenu inagu filan haddaan fahano.


Address

Islaan Mohamed Street
Garowe

Telephone

+252907677997

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cmhayir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cmhayir:

Share