Golcad

Golcad waa page rasmiga ah wax walba ka daalaco follow idhaha📝🇸🇴🙏

17/02/2025

Arooryo suuban io Magaalo xeebeedka puntland somalia

16/02/2025

calanka ugu quruxda badan ee qaaradda cawaale. bal eeg siduu ugu dhax muuqdo.

16/02/2025

waa tabaalaha waqtiga taynu aragnaa.
fustaa dilin diloobeysa😂

16/02/2025

Garmaqalka maxkamadda ayaa maanta la soo hortaagey eedeysanahaan aad arkeyaaan

15/02/2025

kabsano waxeena waan noolaan karnaa🇸🇴 jalle siyaad
umadda soomaaliyed(AUN).

Madax weynaha Jsl mudane C/cirro ayaa  igu waramay  shacab weynaha oo uu madaxda u yahey  in ay gabo gabo tahey in la aq...
15/02/2025

Madax weynaha Jsl mudane C/cirro ayaa igu waramay shacab weynaha oo uu madaxda u yahey in ay gabo gabo tahey in la aqoonsandoono ictiraafka ay waayo badan raadinayeen
Sidee ayey adiga kulatahey muwaadin?

Address

Guri Ceel

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golcad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share