Guuleed Guul iiman

Guuleed Guul iiman Musharax xildhibaan golaha deeganka degmada berbera

24/09/2025

Musharaxa golaha deegaanka ee degmda berbera guuleed gull iman oo shir la qaatay maamulka haweenka iyo haldoorka degmda goda wayn

20/09/2025

Waxaan kulan uu musharaxu laqaatay bulshada Dirimaraa, taas oo qayb ka ahayd safar dheer oo uu musharaxu ugu baxay deegaanada koonfurta Saaxil

21/08/2025

Waxaa maalintii shalay ee 20/8/2025 gaadhay degmada go'da weyn agab ciyaareed oo ka kooban Afar naadi ama kooxood dirayskood ، iyo koobkii tartanka iyo sido kale kubado

Agabkan uu keenay Musharax Gulled Gull ayaa dhalinyada ayaa baahi weyn u qabtay helitaankooda, taas oo fudaydin doonta qabashada tartanka kubada ee degmada iyo isku xidhka dhalinyarada.

Gunaanadkii waxgaradka iyo dhalinyarada bulshada Go'daweyn ayaa uga mahad celiyey Musharaxa la dareenkiisa waayaha iyo waaqica deegaanka .

Gabagabadii waxa uu Musharaxu maalmaha sosocda agabyo kale gaadhsiindoona deegaano kale ee deegaanka ka tirsan

14/08/2025

Musharax Guled Gul Iman waxuu maanta kaqayb galay xaflada qalinjabinta ardayda farsamada gacanta ka dhamaysay Academy-Yada Hargeisa Vip Skills oo lagu qabtay magaalada hargaysa.

Xafladan ayaa lagusoo casuumay madax xukuumada kasocota. Xubno golaha barlamaanka ah iyo mudan kale.

Ardayda qalinjabisay ayey tiradoodu ahayd 200 arday, kuwaas oo bartay xirfadaha Kala gedisan ,taas oo bulshadu baahi weyn u qabto.

Ugu dambayntii waxuu musharaxu kula dardaarmay ardayda qalinjabisay daacadnimo iyo hufnaan shaqo.

Fiiro gaar ah...

Waxaa uu musharaxu h**e u bixiyey deeq waxbarasho 8 hablood oo kasojeeda koonfurta Saaxil.
kuwaas oo Barta xirfada Kala gadisan ee iskuulkan , iyaga oo qalinjabindoona dhawaan

08/08/2025

Address

Street 1
Hargeisa

Telephone

+252634328441

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guuleed Guul iiman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guuleed Guul iiman:

Share