Abdirahman Islam

Abdirahman Islam Page Abdirahman Islam kala soco dhamaan Vlogs kala duwan

DDS JIJIGA 📸  Cabdiraxmaan Hawd
20/06/2022

DDS JIJIGA
📸 Cabdiraxmaan Hawd

Caasimada Dowladu deegaanka Soomaaliada JigjigaCabdiraxmaan Hawd ph
17/06/2022

Caasimada Dowladu deegaanka Soomaaliada Jigjiga
Cabdiraxmaan Hawd ph

HalxidhaaleSheeg 3 wax oo qoortaadaka sareeya oo xarafka G ka bilaamaya?isku day wanaagasan
21/05/2022

Halxidhaale
Sheeg 3 wax oo qoortaadaka sareeya oo xarafka G ka bilaamaya?
isku day wanaagasan

Happy 18 May
16/05/2022

Happy 18 May

09/05/2022

Hal-abuurka faneed iyo kaydka suugaaneed waxa ay astaan u yahay jiritaanka ummadeed. waana halka marka loo baahdo in la daraaseeyo dhaqanka iyo ilbaxnimada dadka laga bilaabo. Mar kale Waana halka laga ogaado awooda faneed iyo kartida suugaaneed ee ummadi leedahay. Ilaalinta, ururinta iyo dhawrida dhaqanka iyo suugaanta ummaduhu, waxa ay ka mid tahay shaqada dawladuhu u qabtaan dadkooda. Suugaantu waxa ay ka turjumaysa afka iyo dhanka dadka iyo dalkaba. Dhammaan wixii meel ka dhac iyo laaxin ku ah afka iyo asaaska dhaqanka waxa ay dawladuhu u wakiishaan haayado. Waana taas sababta ay ilaa imika u jiraan madxafyo iyo meelo lagu kaydiyo dhamaan wixii ummada dhaxal u ah, si jiilasha danbe u aqoonsadaan waxa ay kuwii ka horeeyey ka tageen oo maantaba qaarkood leh cod, sawir, muuqaal iyo qoraalaba" Abwaan Ridwaan Hilawle ayaa taasna tusaale kugu filan

09/05/2022

Gurey Barwaaqo kani ma maxamed waynaadeybaa
Riwaayad qosol badan

Abdirahman Islam
09/05/2022

Abdirahman Islam

09/05/2022

Ciidanka jamuriyada Somaliland oo Tababar u sii qaadanaya xuska 18 may

Address

Hargeisa
2522

Telephone

+252634476002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Islam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman Islam:

Share

Category