Mohamud Da'ad

Mohamud Da'ad Soodhowow Walaal adiga ayaan kuu shaqeeyaa maxaad jeceshahay inaan kuu qabto mahadsanid

Ra’iisul Wasaare Rooble, Kuxigeenkisa Mahdi Guled iyo Taliyeyaasha Ciidanka ayaa  si lug ah ku tagay Xafiiskiisa oo  ku ...
27/12/2021

Ra’iisul Wasaare Rooble, Kuxigeenkisa Mahdi Guled iyo Taliyeyaasha Ciidanka ayaa si lug ah ku tagay Xafiiskiisa oo ku yaalla gudaha Madaxtooyada, kaddib markii saaka la isku dayay in Xafiiskiisa lala wareego.

23/12/2021
13/12/2021

Xaaladda somaliland

19/11/2021

Waa Qubadii Cunsuriyada Soomaaliya kajirta Kaalmoy uu Jeediyay oo Soomaali ku turujuman.

16/11/2021

Beesha caalamka aya walaac xoogan kamuujineysa doorashadda soomaaliya....

If one door was closed to you AllahOpen for you an other door, so never for give up every things is possible by Allah so...
15/11/2021

If one door was closed to you Allah
Open for you an other door, so never for give up every things is possible by Allah so trust your( Allah) god where you are

, ,

Madaxweynaha Eberland ayaa kahadlay xaalada Siyaasadeed Ee soomaaliya iyo halka Ay wax ................yaaan
09/11/2021

Madaxweynaha Eberland ayaa kahadlay xaalada

Siyaasadeed Ee soomaaliya iyo halka

Ay wax ................yaaan

Dameeri  isku halayn bay Hooyadeed dabada uga dhaadhidaa Ma maqli jirtay ?Iskuhaleyn Bay dusha kagafuushay
05/11/2021

Dameeri isku halayn bay Hooyadeed dabada
uga dhaadhidaa Ma maqli jirtay ?

Iskuhaleyn Bay dusha kagafuushay

Sida hada war deg deg igu so gaarey diyaaradan ayaa hada ku gu baneyso garoonka diyaaradah ee dolow diyaaradan ayaa ah m...
03/11/2021

Sida hada war deg deg igu so gaarey diyaaradan ayaa hada ku gu baneyso garoonka diyaaradah ee dolow diyaaradan ayaa ah mid rakab ah madaceedu yahay c-160

Address

Km4
Jowhar
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Da'ad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Da'ad:

Share

Category