๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ

  • Home
  • Somalia
  • Jowhar
  • ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ

๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ, Photography Videography, Jowhar.

Soo dhawoow Walaal, Waxaan idiin heynaa Sawirro iyo Muuqaalo Tayo Sare leh, haddii aad dooneyso in maalinkaaga lagu qurxiyo la xiriir Telefon numberkan +252614337542,

Follow soo dheh Page-ka.

12/09/2026

Fariin ku socoto Musharaxiinta iyo taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Iftiin Qaran.

07/09/2026

Xisbiga Iftiin Qaran oo Ololihiisa Doorasho Ka Wada xaafadaha Magaalada Jowhar.

26/08/2026

๐Ÿ’ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ž๐ก๐ž๐ซ ๐Ÿ’

Waxaan Hambalyo u diraynaa Yuusuf Abuukar Saney iyo Saciido Haashim Sheekh Siidow oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jowhar.

Baarakallaahu lakumaa wa baaraka calaykumaa wa jamaโ€™a baynakumaa fii khayr.๐Ÿ’

19/08/2026

๐Ÿ’Hambalyo Meher๐Ÿ’

Hambalyo ayaan u diraynaa Amiira Yaasiin Cumar iyo Maxamed Xasan Xuseen, oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jowhar.

Baarakallaahu lakumaa wa baaraka calaykumaa wa jamaโ€™a baynakumaa fฤซ khayr.

Waxaan idiin rajaynayaa nolol farxad leh, barwaaqo iyo ubad kheyr qaba.๐Ÿ’

31/07/2026

Sheeg yuu u cod egyahay Sheekh Ciise?

30/07/2026

Hambalyada Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle, Mudane Cumar Gaabow ee Arooska Naciima Yuusuf Buule iyo Axmed Siidow Cabdi.

30/07/2026

Hambalyada Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Diinta Hirshabeelle, Mudane Maxamed Axmed libi ee Arooska Naciima Yuusuf Buule iyo Axmed Siidow Cabdi.

30/07/2026

Hambalyada Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Hirshabeelle, Mudane Cumar Somaane ee Arooska Naciima Yuusuf Buule iyo Axmed Siidow Cabdi.

30/07/2026

Hambalyada Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle, Mudane Maxamed Bashiir ee Arooska Naciima Yuusuf Buule iyo Axmed Siidow Cabdi.

30/07/2026

๐Ÿ’Hambalyo Meher๐Ÿ’

Hambalyo iyo bogaadin waxaan u diraynaa Naciima Yuusuf Buule iyo Axmed Siidow Cabdi, oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jowhar.

Baarakallaahu lakumaa wa baaraka calaykumaa wa jama'a baynakumaa fฤซ khayr.

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share