Eng cosoble

Eng cosoble Eng cosoble

Saadaasha laba-dhican fasalada ah Maxana u rajiney fasalada 🧠 Waxaa soo qaban-qaabiyay: maamulka  Macallimiinta Sheikh H...
04/02/2025

Saadaasha laba-dhican fasalada ah
Maxana u rajiney fasalada
🧠 Waxaa soo qaban-qaabiyay: maamulka Macallimiinta Sheikh Hanafi Primary and Secondary School
💡 📝🏫

Waxaa maanta si habsami inoogu bilowday Imtixaanka dhexe (Mid-Term Exam) ee  xanafi primary and secondary school 🏫 xarun...
11/01/2025

Waxaa maanta si habsami inoogu bilowday Imtixaanka dhexe (Mid-Term Exam) ee xanafi primary and secondary school 🏫 xarunta Jowhar, Sanad Waxbarasheedka 2024-2025.

NASIIB IYO GUUL WACAN

Aqaan la'aan waa iftiin la'aan AL NASRI ACADEMY
11/01/2025

Aqaan la'aan waa iftiin la'aan
AL NASRI ACADEMY

Waxan halkan hambalyo & bogaadin ugu dirayaa maamulaha guud ee Plasma University Jowhar Campus Ustad/Eng Abdullahi Sheik...
09/01/2025

Waxan halkan hambalyo & bogaadin ugu dirayaa maamulaha guud ee Plasma University Jowhar Campus Ustad/Eng Abdullahi Sheikh Bashar Dinle oo ay usoo idlaatay heerka 2aad ee waxbarashada (master degree)

Horumar wacan boss!

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa fannaanka Soomaaliyeed, walaalkey Dayax Dalnuurshe oo ay geeri naxdin leh haleeshay...
08/01/2025

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa fannaanka Soomaaliyeed, walaalkey Dayax Dalnuurshe oo ay geeri naxdin leh haleeshay xaaskiisii Farxiya. Waxaan Alle ka baryayaa in uu jannada ka waraabiyo walaasheen Farxiya, samir iyo iimaanna ka wada siiyo saaygeeda, carruurteeda, qoyskeeda, qaraabadeeda, iyo asxaabteeda.

𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐜𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐬𝐢 xanafi primary and secondary school 🏫
31/12/2024

𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐜𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐬𝐢 xanafi primary and secondary school 🏫

Ustaad abubakar Hassan Nur daaleeyAlle ha ku cavio waa ku soo duceyninaa dhamanteyna 🤲🤲Wax yar ayaa lugta ka gareyn
19/12/2024

Ustaad abubakar Hassan Nur daaleey
Alle ha ku cavio waa ku soo duceyninaa dhamanteyna 🤲🤲
Wax yar ayaa lugta ka gareyn

Tartanka aqooneyga wareega  labad .hanafi primary and secondary school 🏫Waxa tartamayay  7B  - 7f
19/12/2024

Tartanka aqooneyga wareega labad .hanafi primary and secondary school 🏫
Waxa tartamayay 7B - 7f

Maanta iyo maalin kale waxa maanta tartan ka socday school ka  shaafici primary and secondary school 🏫
18/12/2024

Maanta iyo maalin kale waxa maanta tartan ka socday school ka
shaafici primary and secondary school 🏫

.Hanafi primary and secondary school
17/12/2024

.Hanafi primary and secondary school

Address

Laanta Labaad
Jowhar
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng cosoble posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share