Marka cadey TV

Marka cadey TV WAAD NA SOO BOOQATEE EE FOLLOW INOO SAAR MAHADSANID.

“Qaladaadkaaga ha u arkin dhamaadka noloshaada, ee u arag casharro kaa caawinaya bilow cusub.” ✨ ❤️
15/05/2026

“Qaladaadkaaga ha u arkin dhamaadka noloshaada, ee u arag casharro kaa caawinaya bilow cusub.” ✨ ❤️

Guushu waa inaad Alle raali geliso, inta kale waa dhalanteed.
14/05/2026

Guushu waa inaad Alle raali geliso, inta kale waa dhalanteed.

“Nebigeenna Muxammad ﷺ waa kan ugu kheyrka badan, ugu akhlaaqda sarreeya, uguna naxariista badan abuurkii Alle. Qalbigii...
14/05/2026

“Nebigeenna Muxammad ﷺ waa kan ugu kheyrka badan, ugu akhlaaqda sarreeya, uguna naxariista badan abuurkii Alle. Qalbigii dunida iftiimiyay, naxariistii loo soo diray dadka oo dhan.” ❤️

14/05/2026

Maamulka Magalada waxaan ka codsaneynaa in ay Dhibkaan xaliyaan.
Dhalinta ku shaqeysaneyso Gaadiidka Bajaajka ah codsigooda haloo fuliyo si ay u fududaato iso socodka Magalada.

13/05/2026

“Markuu qofku Qur’aanka akhrinayo, qalbigiisa waxaa degta degenaansho aan hadal lagu sharxi karin.”

Haddii aad maanta adkeysato, berri waxaad noqon doontaa qof ay dadka ku daydaan. 💙🔥La wadaag asxaabtaada si ay dhiirrige...
13/05/2026

Haddii aad maanta adkeysato, berri waxaad noqon doontaa qof ay dadka ku daydaan. 💙🔥
La wadaag asxaabtaada si ay dhiirrigelin uga helaan. ✨

13/05/2026
📢 BAAFIN CANUG DHUMAY Waxaa la baafinayaa canugaan yar ee sawirka idinkaga muuqad oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cali Xaa...
12/05/2026

📢 BAAFIN CANUG DHUMAY

Waxaa la baafinayaa canugaan yar ee sawirka idinkaga muuqad oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cali Xaaji, da’diisuna tahay 10 jir, Ninka la taagan waa Aabaha dhalay Wiilka.

Canuggaan wuxuu kasoo dhumay Degmada Xamar Weyne, Markii ugu dambeysay ee dhar wuxuu xirnaa 👚 funaanad gaduudan iyo haaf gaab.

Cidii aragta ama haysa canuggaas, fadlan si naxariis leh waxaan idinkaga codsaneynaa inaad la xiriirtaan waalidkiisa lambarka
📞 0612272705

Fadlan walaalayaal sii faafiya si loo helo canugga sida ugu dhaqsiyaha badan. 🙏

12/05/2026

❤️🥰

Address

Merca

Telephone

+252685575322

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marka cadey TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share