Baaraan official

Baaraan official dr.guutaale

21/05/2024
27/11/2023

Dumarka gaa gaabani dhanka jacaylka inay kuwa dhaadheer kaga horeeyaan ma ila aragteen๐Ÿ˜‰

04/11/2023

Waxaa hogaan gabi ahaan wadaada xiriiriso Walaweyn iyo burhkaba waxaay ka gooday inta u dhexeeso yaaqabiriweyne iyo leego waxaa istaaga gabi ahaan usu socodka baabuurta isticmaasho wadaadasi oo ku safaro walaal sii sheer garey si wax looga qabto oo loo furo

03/11/2023

ASC asxaabta waa maanta iyo reer aqiraad lugu sameyaayo Qaasim wlhi wuu suuxay ha lugu qabto lk sherta and waa iga codsi Fallow ii dhah

03/11/2023

Si kasta oo aad u hadasho, qof ay hareerihiisa joogaan Jaamiciyiin faqiir ah iyo dambiilayaal lacag heysta, marnaba kaama dhageysanayo in waxbarashadu ay tahay furaha guusha

21/10/2023

Sheega saxaabigii guursaday labadii gabdhood ee nabiga naxriis iyo nabad galyo korkiisa ha ahate oo kala ha ruqiyo iyo uma kalsuum?

Mid u codey labadani muslimata Falastiin lov iyo galada reer bani Israa'iil bonbale  ee Yahuud
16/10/2023

Mid u codey labadani muslimata Falastiin lov iyo galada reer bani Israa'iil bonbale ee Yahuud

16/10/2023

Fartuun balbaarka oo ruxaanteda garaacdey reer aqiraad

07/10/2023

ุงุฌู’ุนูŽู€ู„ู’ ูููŠ ู‚ูŽู„ู’ุจู€ูŠ ู†ููˆุฑุงู‹ ุŒ ูˆูŽููŠ ู„ูุณูŽู€ุงู†ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹ุŒ ูˆูŽูููŠ ุณูŽู…ู’ุนููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽูููŠ ุจูŽุตูŽุฑููŠู ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽู…ูู†ู’ ููŽูŽูˆู’ู‚ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹ , ูˆูŽ ู…ูู†ู’ ุชูŽุญู’ุชููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽ ุนูŽู†ู’ ูŠูŽู…ููŠู†ูŠู ู†ููˆุฑุงูŽ, ูˆุนูŽู†ู’ ุดูู…ูŽุงู„ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽู…ู’ู† ุฃูŽู…ุงูŽู…ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽู…ูู†ู’ ุฎูŽู„ู’ููŠู ู†ููˆุฑุงูŽ, ูˆุงุฌู’ุนูŽู„ู’ ูููŠ ู†ูŽูู’ุณููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆุฃูŽุนู’ุธูู…ู’ ู„ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽุนุธู‘ูู…ู’ ู„ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ ู„ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆุงุฌู’ุนูŽู„ู†ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ุฃู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฃูŽุนู’ุทูู†ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆุงุฌู’ุนูŽู„ู’ ูููŠ ุนูŽุตูŽุจููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽูููŠ ู„ูŽุญู’ู…ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽูููŠ ุฏูŽู…ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹ ูˆูŽูููŠ ุดูŽุนู’ุฑููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูููŠ ุจูŽุดูŽุฑููŠ ู†ููˆุฑุงู‹ (ุฃูŽู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุงุฌูุนูŽู„ู’ ู„ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹ ูููŠ ู‚ู‘ุจู’ุฑููŠ ูˆูŽ ู†ููˆุฑุงูŽ ูููŠ ุนูุธุงูŽู…ููŠ) (ูˆูŽุฒูุฏู’ู†ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹, ูˆูŽุฒูุฏู’ู†ููŠ ู†ููˆุฑุงูŽ , ูˆูŽุฒูุฏู’ู†ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹) (ูˆูŽู‡ูŽุจู’ ู„ููŠ ู†ููˆุฑุงู‹ ุนูŽู„ูŽู‰ ู†ููˆุฑุงู‹ )
Bismillaahi walajnaa wa bismillaahi kharajnaa wa calaa rabbinaa tawakalnaa
Allow ka yeel qalbigayga nuur, carabkaygana nuur,maqalkaygana nuur, aragaygana nuur, korkaygana nuur, hoostaydana nuur, midigtaydana nuur, bidixdaydana nuur,hortaydana nuur,gadaashaydana nuur, naftaydana allow ka yeel nuur, iina waynee nuur, iina yeel nuur, igana dhig nuur, allowna i sii nuur, kana yeel xididadayda nuur,hilibkaygana nuur , dhiigaygana nuur, timahaygana nuur, ((jidhkaygana nuur allow ka yeel qabrigaygana nuur ka yeelna lafahayga nuur)) (( iina siyaadi(iina kordhi) nuur iina siyaadi(iina kordhi) nuur iina siyaadi(iina kordhi) nuur )) (( iina hibee nuur nuur saaran ))

SHAN qodob oo muhiim ah inaad samayso 10-ka dambe ee ramadan o cawa no bilawaneysa i.a1: Sadaqo inaad la baxdo, ha ahaat...
12/04/2023

SHAN qodob oo muhiim ah inaad samayso 10-ka dambe ee ramadan o cawa no bilawaneysa i.a

1: Sadaqo inaad la baxdo, ha ahaato (kun & laba kun oo shillin) haduu kugu soo aado laylatul qadrigu waxay ka dhigantahay adigoo sadaqo la baxayey 83 sanno

2: inaad Tahajudka tukato habeen walba (laba saddex & afar rakcadood) iyo wixii aad awoodo, haduu kugu soo aado habeenka laylatul qadrigu waxay ka dhigantahay adigoo Tukanayey 83 sanno

3: inaad akhrisato habeen walba Suuratul Ikhlaas (saddex jeer) haduu kugu soo aado habeenka laylatul qadrigu waxay ka dhigantahay adigoo qur'aanka dhameeyey 83 sanno

4: inaad dikriga badsato (ุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ุŒ ูˆุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ูˆุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ) kuna ducaysato ducadii nebigu ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… yidhi badsada oo ku celceliya (ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูƒ ุนู ูƒุฑูŠู… ุชุญุจ ุงู„ุนููˆ ูุงุนู ุนู†ุง )

5: inaad khayrkan Faafiso waayo Ajar badan ayaa laguu qorayaa, ha noqoto waano dhanka diinta ah iyo wixii la halmaala

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baaraan official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share