Nasru diin

Nasru diin waa beej aan ku soo gudbin doono inshaa Allaah wanaaga oo idil intii aan awoodo siina share gareeya walaalayaal mahadsanidiin

14/11/2022
Walaalayaal sii faafiya qofkii sabab aad u noqoto ajarkiisa oo kale ayaad heleysaa.Mahadsanidiin
07/07/2022

Walaalayaal sii faafiya qofkii sabab aad u noqoto ajarkiisa oo kale ayaad heleysaa.
Mahadsanidiin

19/06/2022
09/05/2022

Asc
Walaalayaal ku soo dhawaada page kan nasru diin oo aan idiinku soo gudbin doono inshaa Allaah qisaayin, su'aalo diini ah, muxaadarooyin iyo xigmado.

Waa sawir iska hadlayo.Afar ka faa'iideyso inta aysan afar kugu imaanin  kahor.1:dhalin yaranimadaada ka faa'iideyso int...
02/03/2022

Waa sawir iska hadlayo.
Afar ka faa'iideyso inta aysan afar kugu imaanin kahor.
1:dhalin yaranimadaada ka faa'iideyso inta aadan gaboobin ka hor.
2:caafimaadkaaga ka faa'iideyso inta aadan jiran ka hor.
2:Hodantinimadaada ka faa'iideyso inta aadan faqiir noqon ka hor.
4:Firaaqadaada ka faa'iideyso inta aadan mashquulin ka hor.

Address

Jidka Afgooye
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasru diin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share