Jey Production

Jey Production Jey Production waxaa ka helaysaa duubista Filimada, Photography, Videography & Editing. Balanteena waa Muuqaal qurux badan ku raali galiya.

13/05/2026

Ugu dambeyntii Walaalkeena Asad cimaamada waa wareejiyay

13/05/2026

(بَارَكَ اللهُ لَكُمَا، وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ)

isku waara ubad kheyr qaba ka hela,
wada noolaado farxad ku waara Aamiin Aamiin.

(بَارَكَ اللهُ لَكُمَا، وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ)🎉💍Hambalyo Hambalyo Hambalyo 💐🎉Waxaan far...
13/05/2026

(بَارَكَ اللهُ لَكُمَا، وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ)

🎉💍Hambalyo Hambalyo Hambalyo 💐🎉
Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaalkeena & Marwadiisa oo Maalin Khamiis Taariikhda ay ku beegnayd - oo meherkooda ka dhacay Caasimadda Muqdisho gaar ahaan Masjidka Suldaan ee .

Allaha idinka dhigo lamaane is jecel oo is qiimeeya iskuna faraxsan, gurigiinana ha ka yeelo hooy barakeysan oo lagu nasto laguna nagaado.

isku waara ubad kheyr qaba ka hela,
wada noolaado farxad ku waara Aamiin Aamiin.

😭 إنا لله وإنا إليه راجعون.  كل نفس دائقة الموت. 😭😭‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى        😭 𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜 ...
05/05/2026

😭 إنا لله وإنا إليه راجعون. كل نفس دائقة الموت. 😭😭
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى
😭 𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜 𝗧𝗜𝗜𝗥𝗔𝗔𝗡𝗬𝗢 𝗟𝗘𝗛 😭
Allaha u naxariisto Abti Cabdi Raxiin oo bilihii ugu dambeeyay xanuunsanaa ayaa xalay saqdii dhexe 12:00Am habeenimo ku geeriyooday Wadanka Yemen.

Waxaa murugada la qeybsanayaa Habaryartee Khadiija Munye Faqi (Umu Xanaan) & Carruurteeda sidee u dhan yihiin, dhammaan qaraabada iyo Eheladiisa Samir iyo iimaan Allaha naga wada siiyo.

Annagoo Allaah uga baryeyna inuu Marxuumka ka waraabiyo Jannatul Firdowsa aclaa, Qabrigiisa Allaha u waasiciyo Aamiin Aamiin.

Waa Aniga iyo dhalinyarada cuslaatay ee xaafada oo idin leh Jumca Mubaarak Asxaabey.Waa Jumcihii ugu dambeeyay ee 25/bis...
13/02/2026

Waa Aniga iyo dhalinyarada cuslaatay ee xaafada oo idin leh Jumca Mubaarak Asxaabey.

Waa Jumcihii ugu dambeeyay ee 25/bisha shacbaan/1447 - 13/February/2026.

Jumcaha dambe waxaan dhex gali doonaa Bisha Ramadaan Bashbash, barwaaqo, nabad, caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha nagu gaarsiiyo Aamiin Aamiin.

🎉🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉 🎉 Waxaa ugu hambalyaynayaa Walaalkeen/Saaxiibkeena Shuceyb Deerow Dhaqane oo ku biiray H...
26/01/2026

🎉🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉 🎉
Waxaa ugu hambalyaynayaa Walaalkeen/Saaxiibkeena Shuceyb Deerow Dhaqane oo ku biiray Howlwadeenada TV-ga SMS Somali TV.

Sxb sare h**e u soco meel ka saraysa kuu rajaynayaa horumar wacan guuleyso inshaa Allaah.

🙋🙌Macsalaamayn!👋🙏Maanta oo ah maalinimo Talaaddo taariikhda ay ku beegan tahay 20/01/2026, Waxaa isoo idlaaday safarkeyg...
20/01/2026

🙋🙌Macsalaamayn!👋🙏
Maanta oo ah maalinimo Talaaddo taariikhda ay ku beegan tahay 20/01/2026, Waxaa isoo idlaaday safarkeyga shaqo ee uu soo bilowday 6 sano ka hor iyo waayihii qurux badnaa ee aan soo wada shaqeynay Shirkadda Bile Media Aniga iyo xirfadeeda.

Runtii Bile Media waxaan ku soo biiray 6 sano ka hor ayadoo magaca Muqdisho Cable TV wadato, waxaan soo wada qaadanay waqti adag iyo waqti qurux badan Aniga iyo xirfadeeda.

Waxaan u mahadnaqayaa dhammaan maamulka shirkada iyo dhammaan hawl wadeenada sida ixtiraamka iyo sharafta leh waajibkeyga shaqo in aan guto iigu garab tagnaayeen.

Shirkada Bile Media waxaan u rajeynaa Mustaqbal wanaagsan iyo horumar ifaayo inshaa Allaah.

Mahadsanidiin.

Aan iscafino Asxaabta inshaa Allaah

🎉 🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉 🎉                         DHALASHO WACAN Waxaa halkaan ugu hambalyaynayaa   ( Abdalla Q...
19/01/2026

🎉 🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉 🎉
DHALASHO WACAN
Waxaa halkaan ugu hambalyaynayaa ( Abdalla Qeys ) & Nastuuxi Omar Aden oo isbuucii la soo dhaafay Gabar ugu dhalatay Caasimada Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Digfeer, Taariikhduna ay ku beegnayd 12/01/2025. Gabadhaas oo loogu magac daray .

Adeer macaan soo barbaar, Allaha inooga dhigo Gabadhii Anfacda Diinteeda, Dadkeeda & Dalkeeda Aamiin Aamiin Aamiin.

😭😭 إنا لله وإنا إليه راجعون.  كل نفس دائقة الموت. 😭😭‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى               ...
02/01/2026

😭😭 إنا لله وإنا إليه راجعون. كل نفس دائقة الموت. 😭😭‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى

😭 𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜 𝗧𝗜𝗜𝗥𝗔𝗔𝗡𝗬𝗢 𝗟𝗘𝗛 😭
Waxaa maalmihii la soo dhaafay Caasimada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto , oo ku magac dheeraa ( ) oo ka mid ahaa haldoorka waxbarashada Soomaaliyeed.

Ustaadka wuxuu muddo dheer naftiisa u huray barbaarinta iyo hanuuninta ubadka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilligii adkaa ee burburka kadib, isagoo macalinimadiisa door weyn ka qaatay ee hadda loo bedelay .

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Eheladii, Qaraabadii, Ardaydii, Asxaabtii iyo guud ahaan bahda waxbarashada Soomaaliyeed & gaar ahaan , Annagoo Allaah uga baryeyna inuu Marxuumka ka waraabiyo Jannatul Firdowsa, camalkiisii waxbarasho ka dhigo sadaqo jaari ah, ehelkiisana Haka siiyo samir iyo iimaan Aamiin Aamiin.

OGEYSIIS!        OGEYSIIS!       OGEYSIIS!Dhammaan Imaamyada Masaajida Dalka waxaa la ogeysiinayaa in maalinta Berito Kh...
01/01/2026

OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!

Dhammaan Imaamyada Masaajida Dalka waxaa la ogeysiinayaa in maalinta Berito Khudbada Jumcaha kaga hadlaan Midnimada dalka iyo ka hortaga faragalinta ISRAA'IIL ee Somaliland, sida lagu xusay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS.

Address

Xamar Weyne
Mogadishu

Telephone

+252615727945

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jey Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jey Production:

Share