Barakat media

Barakat media halkaan waxaad ka helaysaa xog dhamaystiran

18/08/2022

Alle qabriga ha unuuto abwan hadraawi😭😭

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday goordhaweyd.
18/08/2022

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday goordhaweyd.

Shukri Faarax Ibraahim oo ah Gabar aad uda’yar ayaa Kaalinta Afraad ka gashay Guud ahaan Dugsiyada Sare ee DalkaWaxay ka...
16/08/2022

Shukri Faarax Ibraahim oo ah Gabar aad uda’yar ayaa Kaalinta Afraad ka gashay Guud ahaan Dugsiyada Sare ee Dalka

Waxay ka Baxday Dugsi Kuyaal Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Hambalyada iyo Farxada la Qaybsada Shukri ,

Hambalyo soo dhaha🥰.

Waakan ardaygii Kaalinta Koowaad ka Galay Guud ahaan imtixaanka Dugsiyada Sare ee DalkaWaa Khaalid Cabdullahi oo Dhigta ...
16/08/2022

Waakan ardaygii Kaalinta Koowaad ka Galay Guud ahaan imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Waa Khaalid Cabdullahi oo Dhigta iskoolka Iftin warta Nabadda
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🥰

Kaxda ROAD oo km3 saaka laamigii lagu bilaabayRag tashaday cir waa tolikaraa taako labadeedHAWAARO WANAAGU
15/08/2022

Kaxda ROAD oo km3 saaka laamigii lagu bilaabay

Rag tashaday cir waa tolikaraa taako labadeed

HAWAARO WANAAGU

Miski Hajji Waa Gabar Da,yar Misana Waxaa Astaan u ah Xirashada Xijaabka Waxay Kunoolayd Dalka Kenya Waxayna Aqoonteeda ...
09/08/2022

Miski Hajji Waa Gabar Da,yar Misana Waxaa Astaan u ah Xirashada Xijaabka Waxay Kunoolayd Dalka Kenya Waxayna Aqoonteeda iyo Nasiibkeeda Ku Heshay Mid Kamid ah Jaamacadaha ugu Waaweyn Dalka Australia

Miski Waxay iyadoo 19 Jir ah ayey Qortay Buugeeda ( Reset ) oo ay iibsadeen " African , American , Australian iyo Dadyowga Dunida oo dhanba.

Miski Waa Gabar ku Faanta Xijaabkeeda iyo Asturnaanteeda
waxayna Leedahay " Adigoo Asturan baad Wax Noqon Kartaa " ❤

JIGJIGA’ Hoolka madaxtooyada DDS waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Madaxweynaha iyo dhalinyarada deeganka.
08/08/2022

JIGJIGA’ Hoolka madaxtooyada DDS waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Madaxweynaha iyo dhalinyarada deeganka.

08/08/2022

""Jiina wayiina""...."xildhibaan ka tirsan barlamaanka somali land ayaa ku maah maahay af-shiinays

12 sano oo ay martay sadex qaliin oo kala duwan oo ilme loogu beerayay kadib ayay dhashay wiilkaan, laakiin nasiib darro...
07/08/2022

12 sano oo ay martay sadex qaliin oo kala duwan oo ilme loogu beerayay kadib ayay dhashay wiilkaan, laakiin nasiib darro maanta ayay sagootisay, kadib markii lagu dilay duqaymaha israel ay ka gaysanayo marinka gazza.😭😭😭

Allaha u Naxariisto.

DEG DEG: Garabka Hubaysan ee Al qudus ayaa Hada gantaalo ku Garaacaya Caasimada Yahuuda ee Tel aviv iyo Magaalooyinka Ka...
06/08/2022

DEG DEG: Garabka Hubaysan ee Al qudus ayaa Hada gantaalo ku Garaacaya Caasimada Yahuuda ee Tel aviv iyo Magaalooyinka Kale ee Israaiil.

Israaiil ayaa Wali Wada Duqaymaha Garadarada ah ay Ku Hayso Shacabka Falastiin ee Marinka Gaza.
Laakiin Markaan Godkoodii ayaa Biyo ugu soo Galeen oo Duqaymo Culus ayaa Waxaa Bilaabay Garabka al Qudus.

Wiilkan Yar qof uu u egyahay yaa sheegi kara ? 😃
06/08/2022

Wiilkan Yar qof uu u egyahay yaa sheegi kara ? 😃

Hadii Aad Ku Sugantahy Puntland Sidee u aragtaa In Maalinta Sabtidu Noqoto Maalin fasaxa.
06/08/2022

Hadii Aad Ku Sugantahy Puntland Sidee u aragtaa In Maalinta Sabtidu Noqoto Maalin fasaxa.

Address

Mogadishu

Telephone

+252666218899

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barakat media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barakat media:

Share