Yaxye Lambaduusa

Yaxye Lambaduusa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yaxye Lambaduusa, Marienplatz 1, Mogadishu.
(21)

WAR-SAXAAFADEEDUrurka Rejo Caabudwaaq Galmudug wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan dhalinyarada, ciyaartooyda, t...
24/05/2026

WAR-SAXAAFADEED
Ururka Rejo Caabudwaaq Galmudug wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan dhalinyarada, ciyaartooyda, taageerayaasha ciyaaraha, iyo bulshada reer Caabudwaaq in ururku uu ka baxay taabagelinta iyo qabsoomidda tartankii Rejo Cup 2026.

Go aanka wuxuu ka yimid markaan aragnay in aay jiraan arrimo lid ku ah xeerka ururka rejo u yaala taaso sababtay in aan koobka sii wadi karin

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan dhalinyaradii, ciyaartooydii, iyo bulshada nagu garab istaagtay muddadii diyaarinta tartanka.
Ugu dambeyn, Ururka Rejo Caabudwaaq Galmudug wuxuu sii wadi doonaa dadaalladiisa ku aaddan horumarinta ciyaaraha iyo taageeridda dhalinyarada mustaqbalka.
Ururka Rejo Caabudwaaq Galmudug.

Kulan hordhaca ayaa wuxuu kadhaca hotel istanbul,Kulankaan waxaa isku waraystay xubno katirsan golaha samatabixinta waqo...
22/05/2026

Kulan hordhaca ayaa wuxuu kadhaca hotel istanbul,
Kulankaan waxaa isku waraystay xubno katirsan golaha samatabixinta waqooyiga galgaduud & qaar ka mida dhalinyarada gobolka
Waxaa Laga wada hadahadlay sida ay wada shaqaynkaraan dhalinyarada gobolka & golaha samatabixinta .
Waxaa Laga wada hadahadlay sida ay wada shaqaynkaraan dhalinyarada gobolka & golaha samatabixinta .
Waxaa Laga dooday aragtida golaha iyo mida ayqabaan dhalinta gobol waxaana soobax day in golaha ay waafaqsantahay tan dhalinta aynatahay iney wada shaqeeyaan sibuuxda,
Waxaana loobahada in kulan intaa kabalaaran laisugu yimaado.

Thu 21_5_2026.

Qayb kamid ah sawirrada arddayda shahaadiga ee dugsiga sare ee dhabbad iyo dugsiga hoose dhexe ee mustaqbal  ee dhawaan ...
22/05/2026

Qayb kamid ah sawirrada arddayda shahaadiga ee dugsiga sare ee dhabbad iyo dugsiga hoose dhexe ee mustaqbal ee dhawaan u fariisan doona imtixaanka qaranka soomaaliya..

  Qayb kamid ah Ardayda iyo Macalimiinta Dugsiga sare ee Dhabad.
21/05/2026

Qayb kamid ah Ardayda iyo Macalimiinta Dugsiga sare ee Dhabad.

21/05/2026

Xaflad si weeyn loo agaasimay ayaa ka dhacday dugsiga sare ee dhabbad iyo dugsiga hoose dhexe ee mustaqbal halkaa oo ay ka hadleen macallimiint,waalidiinta iyo maamulka dugsiga. Hoos ka daawo xafladda oo dhammaystiran

16/05/2026

Bulshadda Degmadda Balanbale oo Aragtidooda Cabiray Midnimadda bulshadda Gobolka Waqooyiga Galgaduud...

15/05/2026

Short Clip: Wasiir kayse cabdi jaamac oo kamid ah Golaha samata bixinta Gobolka galwaaq.

15/05/2026

Dowladnimada soomaaliya ee maanta miyay na mideysaa mise way nakala qaybisaa"? Ganacsade mukhtaar macalin xuseen tahliil ayaa Aragtidiisa Cabiray.

15/05/2026

:Xoghaye Nadiir Cabdikariim salaad ayaa Ka hadlay Safarkii shaqo ee ay ku yimaadeen....

15/05/2026

"Markaad xilka haysaan maad sheegtaan waxa jira" suaashaan iyo suaalo kale muxuu kaga jawaabay wasiir kayse cabdi jaama (W,h,e,x,g,g,w)

15/05/2026

"Maanta Waan tashanay waxaan samaynay Kacdoon shacab" Wasiir keyse cabdi jaamac.

Address

Marienplatz 1
Mogadishu
80331

Telephone

+252611337788

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaxye Lambaduusa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share