SAMO WAFIT

SAMO WAFIT Tuke nasiib uu caano ku arko waa leeyahay, laakin nasiib uu ku cabo ma leh.

15/09/2023

Tuke nasiib uu caano ku arko waa leeyahay, laakin nasiib uu ku cabo ma leh.

Mid ka mid ah Sheekooyinka ugu quruxda badan ee aan aqriyo.( Qiso dhab ah ) Gabar da’dhexaad ah ayaa soo gashay maqaayad...
10/05/2023

Mid ka mid ah Sheekooyinka ugu quruxda badan ee aan aqriyo.( Qiso dhab ah )

Gabar da’dhexaad ah ayaa soo gashay maqaayad si ay uga cunteyso, markii dalabkeeda loo soo dhigay ayay sheedda ka aragtay gabar yar iyo aabaheed oo soo eegaya dalabkeeda duruufna ay ka muuqato.

Adeegihii Baarka ayay ka codsatay in gabadha iyo aabaheed uu soo xareeyo dalabna uu ka qaado oo waliba wax alla wixii ay dooqdaan uu u keeno.

Gabadha yar aad bay u xishootay oo waa awoodi weysay in dalab ay dhiibato maxaa yeelay filan waa ayay ku noqotay in fadhigaasi quruxda badan lagu casumo dalabkeedana xor looga dhigo.

Nasiib wanaag gabadhii kale ayaa amartay in dalab la mid ah kan ay iyada dalbatay in aabaha iyo gabadhiisa loo keeno

Markii ay cunteeyeen dhammaan oo waqtiga ay bixi lahayd lagaaray ayay dalbatay warqadda biilka si qarashka ay u bixiso

Waxaa loo keenay warqad wax lacag ah aysan ku qorneen, waxa kaliya ee ku qornaana ay ahayd

“ ka socoto milkiilaha maqaayadda , walaal innaga maheysanno kul kuleetar awooda in uu xisaabiyo qiimaha iyo ixsaanka aadanaha uu sameeyo “

"ان الله لا يضيع اجر من احسن عملًا "

06/05/2023

Here's why you should not GOSSIP.

In Ancient Greece, Socrates had a great reputation of wisdom. One day, someone came to find the great philosopher and said to him:
- Do you know what I just heard about your friend?
- A moment, replied Socrates. Before you tell me, I would like to test you the three sieves.
- The three sieves?
- Yes, continued Socrates. Before telling anything about the others, it's good to take the time to filter what you mean. I call it the test of the three sieves. The first sieve is the TRUTH. Have you checked if what you're going to tell me is true?
- No, I just heard it.
- Very good! So, you don't know if it's true. We continue with the second sieve, that of KINDNESS. What you want to tell me about my friend, is it good?
- Oh, no! On the contrary.
- So, questioned Socrates, you want to tell me bad things about him and you're not even sure they're true? Maybe you can still pass the test of the third sieve, that of UTILITY. Is it useful that I know what you're going to tell me about this friend?
- No, really.
- So, concluded Socrates, what you were going to tell me is neither true, nor good, nor useful. Why, then, did you want to tell me this?
"Gossip is a bad thing. In the beginning it may seem enjoyable and fun, but in the end, it fills our hearts with bitterness and poisons us, too!"

Did you know?Thomas Fuller, an African sold into slavery in 1724 at the age of 14, was sometimes known as the “Virginia ...
04/05/2023

Did you know?

Thomas Fuller, an African sold into slavery in 1724 at the age of 14, was sometimes known as the “Virginia Calculator” for his extraordinary ability to solve complex math problems in his head.

He was asked how many seconds there were in a year and a half, he answered in about two minutes, 47,304,000.

Again he was asked how many seconds a man has lived who is 70 years, 17 days and 12 hours old, he answered in a minute and a half 2,210,500,800.

One of the men was working out the problems on paper, and informed Fuller that he was wrong, because the answer was much smaller.

Fuller hastily replied, "'Top, massa, you forget de leap year." When the leap year was added in, the sums matched.
- BN

04/05/2023

Hambalyo ree Baxdo

Dadka dagmada Baxdo saakay waa cusub ayaa u baryay.

Waxaa saakay laga shaqa bilaabay dhismaha gigada diyaaradaha dagmada Baxdo oo ay fulinayso Shirkadda Capital Constraction Ltd oo uu madax u yahay Dayib Sheikh Cabdullaahi oo ah ganacsade deegaanka horay shaqa badan uga qabtay.

Waxaan u mahad celinaynaaa Madaxweyna Galmudug Madaxda dagmada Baxdo iyo ganacsatada deegaanka oo isla gartay muuhimadda uu u leeyahay mashruucaani dagmada. Deegaan walba dadkiisa ayaa hormariya.

Hambalyo hamblayo mar kale

By: Abdirahman Othawa

Tuke nasiib uu caano ku arko waa leeyahay, laakin nasiib uu ku cabo ma leh.

04/05/2023
04/05/2023

Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga, aniga oo Alle inooga baryaya inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.

Waxaan ku boorrinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay sii joogteeyaan acmaasha wanaagsan ee aynu mudnaanta siineynay muddadii Bishii Ramadaan, kuwaas oo ay ugu horreyso kaalmeynta iyo garab istaagga dadkeenna danyarta ah.

Ugu dambayn, waxaan Eebbe Weyne ka baryayaa inuu ciiddan ciiddeeda kale inagu gaarsiiyo caafimaad qab, amni iyo barwaaqo. Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiin.

Ciid Mubaarak

18/02/2023

Potter potted by all means.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAMO WAFIT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share