Sharma'arke Abdinor

Sharma'arke Abdinor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sharma'arke Abdinor, 15 May Road, Mogadishu.

Allaha u naxariisto sarakiishii walaalaheenna ahaa ee maanta lagu dilay lafoole. Waa geeri naxdin leh oo qalbigeenna mur...
04/05/2026

Allaha u naxariisto sarakiishii walaalaheenna ahaa ee maanta lagu dilay lafoole. Waa geeri naxdin leh oo qalbigeenna murugo weyn gelisay.

Kuwii falkaas foosha xun geystay waxay mari doonaan sharciga, cadaaladdana waa la horkeeni doonaa insha allah.

10/04/2026

Qodista shidaalka Soomaaliya waa furaha horumar iyo rajo.

04/03/2026

Maanta waa maalin ku suntan taariikhda Qaranka, baal dahab ahna kaga qoran xusuusta jiilasha.
Waa maalin ay rumoowday himiladii qarannimo, laguna tallaabsaday marxalad cusub oo dowladnimo.

Hambalyo walaalkey Xassan Kaafi oo loo magacaabay Taliye xigeenka guutada 17ad qeybta 1ad gor gor Alle hakugu asturo sxb...
22/02/2026

Hambalyo walaalkey Xassan Kaafi oo loo magacaabay Taliye xigeenka guutada 17ad qeybta 1ad gor gor Alle hakugu asturo sxb masuuliyada.

19/02/2026

Taliska Ururka 4aad, Guutada 1aad ee Daraawiishta Booliiska ayaa maanta waxaa kormeer iyo dhiirigelin nagu soo booqday Taliyaha Taakuleynta iyo Maamulka Daraawiishta G/Dhexe, Xasan Maaxi Cabdiraxmaan.
Kormeerkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray adkeynta amniga bisha barakeysan ee Ramadaan, kordhinta feejignaanta ciidanka, iyo xoojinta wada shaqeynta bulshada si loo sugo nabadgelyo buuxda.

30/01/2026

Waxaad rabto sheeg duul nooga kaa daran baa jooge

amniga dalka waxaa hogaaminaya taliye geesi ah, Taliye Asad.

Habeenkii Paris ❤️Aniga iyo marwadeyda Sihaam, jaceylkeennu waxoo ka iftiimayaa Birta Paris—qalbiyo isku xiran, xusuus a...
18/01/2026

Habeenkii Paris ❤️
Aniga iyo marwadeyda Sihaam, jaceylkeennu waxoo ka iftiimayaa Birta Paris—qalbiyo isku xiran, xusuus aan marnaba dhammaanayn insha allah.✨❤️

Maanta waxaan si diirran ugu soo dhaweeyay taliska Ururka 4aad Ee Darawiishta Kusimaha Madaxa Hawlgallada EUCAP Somalia,...
04/01/2026

Maanta waxaan si diirran ugu soo dhaweeyay taliska Ururka 4aad Ee Darawiishta Kusimaha Madaxa Hawlgallada EUCAP Somalia, Mudane Mariano Bastanza.

Booqashadan waxay qeyb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo iskaashiga howlgal ee u dhexeeya Darawiishta Boliiska Soomaaliyeed iyo EUCAP Somalia, si kor loogu qaado amniga, tababarka iyo horumarinta awoodda ciidanka.

29/12/2025

Shahiidku miyuu dhib diida waa maya.

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo shacabku waa hal garab; hiilka bulshada ayaana horseeda amni waara.
25/12/2025

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo shacabku waa hal garab; hiilka bulshada ayaana horseeda amni waara.

Address

15 May Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharma'arke Abdinor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sharma'arke Abdinor:

Share