Abdirauf mohamed abdiwade

Abdirauf mohamed abdiwade fadlan ku soo darsado wa page keyga rasmiga ah

30/11/2025
illahi waxa uu jclyahay kuwa xad gudbo oo fawaxishta sameeyo naftoodana dulmiyo oo alle xasuusto danbi dhaafna dalbado k...
05/12/2023

illahi waxa uu jclyahay kuwa xad gudbo oo fawaxishta sameeyo naftoodana dulmiyo oo alle xasuusto danbi dhaafna dalbado kan wax dhaafo waa alle una gar gaari kuwa danbabay illahi u laabta umad yahay si la idin ku danbi dhaafo

01/03/2023

dad ki waa weynaa waxaa garaad ahaan ka wanaagsan ilmaha yar

somalida meel ay ku heshiin karaan bey ku dagalamaan oo mar ay boqolaal agoon ka dhigan bey markaa heshiis qatan

lasacanood waligeed waxey ahaan lasacanood lkn nabada ayaa muhiim weyn u leh ubad ka waxbaranayo

05/01/2023

waayo waayo baan caawa soo xasuustay

26/12/2022

Maal mahaan waxaa la is la marayay beesha isaaq iyo beesha daarood asalkooda waa dad carab ah

Hadii aan aragtideyda ka hadlo aan amin sanahay kuna saleeyo cilmi baaris dhab ah horta somalida oo dhan markii laga reebo beesha jareer weyne inta kale somalida waa dad hal aabe ka yimid tusaale.

Qabiilada somalida sida dir iyo daarood iyo hawiye iyo digiliyo mirifle hadii meel la iskugu keeno qof u kala saari karto malahan qabiiladey ka soo wada jeedaan. kali ah waxaa la oranayaa waa qof Somalia ah. halka beesha jareer weyne iyo beelaha banaadiriga iyo barwaaniga la soo qabanayo isir ahaan.

Aan u gudbo u jeeedadeyda waxaa jiro 9 ilma samaale la oran jiray qeybo baa farac ahaan u lumay ama aan tarmin waxey kala ahayeen sida tan.

1. Gardheere Samaale
2. Irir Samaale
3. Meyle Samaale
4. Maqaarre Samaale
5. Harmaalle Samaale
6. Xariire Samaale
7. Gurre Samaale
8. Gariire Samaale
9. Yaabur Samaale

Aan soo qaato 2. Irir Samaale
Irir samaale waxa uu ka kooban yahay sadax beelood waa weyn oo manta aan is ogoleyn.

1:beesha hawiye waa irir samaale
2: beesha dir waa irir samaale
3: beesha daarood waa dagaale aji irir samaale

Waxaa wada dhashay oo irir uu dhalay sadax wiil ee kala ah dir iyo hawiye iyo aji. sidaa awgeed daarood ka waxaa adeer u ah hawiye iyo dir.

Hadii aan u eegno sheeko baraleydii aheyd odaygii daarood baa ka yimid yaman asoo doon watay oo uu u yimid gabadh la oran jiray doonbiro dir oo la dhalatay hawiye iyo dir oo ari la jirto. Makii danbe oo ey u imaadeen walalaheed ayadoo arigi la joogto buu odaygii daarood geed fuulay. asigoo ka baqanayo in ay raga gabadha la dhalashay wax yeeleeyaan sidaa geed ka ku fuulay markii danbana odaygii dir aaminay. Anagoo sheekadaa eegeyna caqliyan halkaa waxaa ka cad in labadaa nine e hawiye iyo dir ay ka dhaxeysay xifaaltan wiilka adeer ka u ahaayeen ee ina digaale aji irir samaale ay kala dhaxeeyeen dagaal xaga dhaxal ka ah.

Somalida asal keeda waxa ay ka soo jeedaa hal meel hala igu qaato aragtideyda aan amin sanahay.

waa reysal wasaarihi aan arko midki ugu wanaagsanaa kana muuqato muwadinimo sax ah waxaa u dib u eegis ku sameyay shaqal...
26/12/2022

waa reysal wasaarihi aan arko midki ugu wanaagsanaa kana muuqato muwadinimo sax ah

waxaa u dib u eegis ku sameyay shaqalaha rayif ka inta shaqeyso iyo inta diwaan galsan waxaa diwaan ka ku jiro dad ku dhaw 6k waxa shaqeyo oo kali ah 1k

wa reysal wasaarihii ugu h**eyay ee bulshada somalia la wadaagay musuq maasuq ka jira dowlada rabana in uu wax ka qabto

halka dowladihii h**e aan la is xisaabin jirin

aniga iyo asxaab ila mid ah oo wax soo baranay waxaan fursad u weynay in aan helno meel aan ka shaqeyno

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615814666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirauf mohamed abdiwade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirauf mohamed abdiwade:

Share