Anshax Portrait Studio

Anshax Portrait Studio Photographer | Portrait | Landscape | Video Producer | Director | Advertisements

Sawiro Maher  Qurux bdn waxa Ka heli Kartaa Anshax Portrait Studio      Aroos πŸ’ πŸ«ΆπŸ“ΈπŸ“ΈπŸ“ΈAmiira & Ismail Hambalyo Tell 617237...
18/04/2026

Sawiro Maher Qurux bdn waxa Ka heli Kartaa Anshax Portrait Studio
Aroos πŸ’ πŸ«ΆπŸ“ΈπŸ“ΈπŸ“Έ
Amiira & Ismail Hambalyo
Tell 617237658
614280013

15/04/2026

ha yeelin kulahaa lamanaha usoo hambalyeya.

asxaabey facebook ayaa nagu dhagan ee like iyo share iyo comments nagu garab istaaga hanaga bakheylina 😁
15/04/2026

asxaabey facebook ayaa nagu dhagan ee like iyo share iyo comments nagu garab istaaga hanaga bakheylina 😁

waxaan diyaar u nahay inan kuu sameyno muuqaalo iyo sawiro tayo leh, waxaan ku sameyneynaa baahida muuqaal duubis sida x...
15/04/2026

waxaan diyaar u nahay inan kuu sameyno muuqaalo iyo sawiro tayo leh, waxaan ku sameyneynaa baahida muuqaal duubis sida xafladaha arooska, qalinjebinta, iyo xayaysiinta ganacsigaaga ama products-kaga.

waxaan kuu nahay heegan had iyo jiraal nala soo xidhiidh xili kasta iyo meel kasta
WhatsApp : +252 617237658
ama nagu soo booqo Xarunteena: Sanca ee degmada, Kaaraan

14/04/2026

Maalintada quruxso ee hada so gaar Anshax Portrait Studio πŸ“Έβ€οΈπŸ«Ά

πŸ“Έ KU SOO DHAWOW STUDIO-GEENA Anshax Portrait Studio πŸ“Έβœ¨ Halkaan waa meesha sawirkaaga uu ka noqdo xasuus qiimo leh!🎯 Waxa...
12/04/2026

πŸ“Έ KU SOO DHAWOW STUDIO-GEENA Anshax Portrait Studio πŸ“Έ

✨ Halkaan waa meesha sawirkaaga uu ka noqdo xasuus qiimo leh!

🎯 Waxaan si gaar ah ugu takhasusnay:

πŸ’ Aroosyada (Wedding Photography)
β€” Qabashada daqiiqadaha ugu quruxda badan noloshaada

πŸ‘— Fashion Photography
β€” Sawirro casri ah oo ku habboon models & brands

πŸŽ‰ Events (Munaasabado)
β€” Xaflado, shirar, iyo dhammaan dhacdooyinka muhiimka ah

🏒 Commercial Photography
β€” Sawirro ganacsi oo kor u qaadaya sumaddaada

πŸŽ“ Graduation Photography
β€” Xasuus aan la ilaawi karin oo qalin-jabinta ah

βœ… Tayo sare (HD Quality)
βœ… Editing & Retouching Professional ah
βœ… Qalab casri ah
βœ… Adeeg degdeg & kalsooni leh

πŸ”₯ Nagu aamin xusuustaada – waxaan ka dhignaa mid muuqata oo nool!

πŸ“ Nagu soo booqo maanta Sanca, Kaaraan
πŸ“ž La xiriir hadda si aad u booking sameysato +252 61 7237658

Raac tallaabooyinkan si aad uga qayb gasho:1️⃣ Like saar Page-ka2️⃣ Like saar Post-kan3️⃣ Share garee Post-kan4️⃣ Commen...
09/04/2026

Raac tallaabooyinkan si aad uga qayb gasho:

1️⃣ Like saar Page-ka
2️⃣ Like saar Post-kan
3️⃣ Share garee Post-kan
4️⃣ Comment ku qor magacaaga ama β€œID Photo”

πŸ”₯ Qofka hela like-yada ugu badan ee comment-kiisa β†’ Wuu ku guuleysanayaa!

⏳ Deadline: [2 maalin]

πŸ‘‰ Ku dadaal inaad asxaabtaada ku casuunto si ay like u saaraan comment-kaaga!

🎁 Abaalmarin: ID Photo FREE ah
πŸ“ Goob: Sanca - kaaraan

πŸ“ΈπŸͺͺ TESARO (PHOTO ID) DEGDEG AH! πŸͺͺπŸ“ΈMa u baahan tahay sawir rasmi ah? Hadda gal | Hadda Hel Waxaan kuu diyaarineynaa Photo...
05/04/2026

πŸ“ΈπŸͺͺ TESARO (PHOTO ID) DEGDEG AH! πŸͺͺπŸ“Έ
Ma u baahan tahay sawir rasmi ah? Hadda gal | Hadda Hel
Waxaan kuu diyaarineynaa Photo ID tayo sare leh oo ku haboon:
βœ”οΈ Shahaado
βœ”οΈ Baasaboor
βœ”οΈ ID Card
βœ”οΈ Visa & Documents kale
⚑ Sawir nadiif ah + cabbir sax ah
⚑ Daabacaad degdeg ah
⚑ Qiimo jaban

πŸ“ Nagu soo booqo maanta xaruntena Sanca dhanka macalin makaran.
πŸ“ž La xiriir: +252 61 7237658
πŸ‘‰ Hel tesaro sax ah, waqtigaagana badbaadi!

ugu imaw Anshax Portrait Studio sawiro tayo leh aroos maalintaada quruxso nagala so xariir tell 617237658 & 614280013πŸ«ΆπŸ“ΈπŸ“Έ...
03/04/2026

ugu imaw Anshax Portrait Studio sawiro tayo leh aroos maalintaada quruxso nagala so xariir tell 617237658 & 614280013πŸ«ΆπŸ“ΈπŸ“ΈπŸ“ΈπŸŒπŸ’

23/03/2026

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anshax Portrait Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share