Niqaash Media

Niqaash Media kuso dhawaada NiQAASH media

 Jaamacadda   waxay qabanaysaa kulan muhiim ah oo cinwaankiisu yahay *“Dawrka Haweenka ee Bulshada”,* waxaana marti ku a...
21/08/2026



Jaamacadda waxay qabanaysaa kulan muhiim ah oo cinwaankiisu yahay *“Dawrka Haweenka ee Bulshada”,* waxaana marti ku ah *Sheekh Nasiiba Sheekh Aadam.*

📅 Sabti, 22-08-2026*
⏰ 8:30 subaxnimo*
📍 Xarunta Jaamacadda

*Kulankan waxaa si gaar ah loogu martiqaaday gabdhaha reer Muqdisho. Ha moogaanina fursaddan qiimaha badan.
Niqaash Media

20/08/2026

ah Xafladii Takriimka iyo Tashriifka ee Machadka Al-Falaax! 📸
Niqaash Media

   Sawirrada Laga Soo Qabtay Xafladii Takriimka iyo Tashriifka ee Machadka Al-Falaax! 📸
20/08/2026

Sawirrada Laga Soo Qabtay Xafladii Takriimka iyo Tashriifka ee Machadka Al-Falaax! 📸

Sawirada Guud  Xaflada Dawrada fiqhiga Taasiiliyah ee uu aqriyay Dr Sh.xasan macalin Daa'uudNiqaash Media
19/08/2026

Sawirada Guud Xaflada Dawrada fiqhiga Taasiiliyah ee uu aqriyay Dr Sh.xasan macalin Daa'uud
Niqaash Media

Isbeddelku waa bilow cusub—magac cusub, muuqaal cusub, iyo himilo ka sii weyn​BAYAAN MEDIA waxay maanta isu beddeshay NI...
18/08/2026

Isbeddelku waa bilow cusub—magac cusub, muuqaal cusub, iyo himilo ka sii weyn

​BAYAAN MEDIA waxay maanta isu beddeshay NIQAASH MEDIA; waxaan sii xoojinaynaa tayada

hal-abuurka, iyo adeegga hufan ee aan bulshada u hayno

​Magac ayaa isbeddelay, laakiin himiladii iyo tayadii waa sii socdaan

​NIQAASH MEDIA — Bilow cusub, himilo cusub!

Sawirrada Qeybta Shahaadada Machadka Dikrul Xakiim
15/08/2026

Sawirrada Qeybta Shahaadada Machadka Dikrul Xakiim

Sawirada Xafladda Khatinka Dowrada tartanka xifdinta Sunnada Nabiga ﷺ, oo ah wareeggiisii 4-aad Waxaana qabatay  مؤسسة ا...
13/08/2026

Sawirada Xafladda Khatinka Dowrada tartanka xifdinta Sunnada Nabiga ﷺ, oo ah wareeggiisii 4-aad Waxaana qabatay مؤسسة الحاذق للسنة النبوية

Address

Banadir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Niqaash Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share