Ayuub osmaan

Ayuub osmaan HAKABA BILE ayuub osmaan

Permanently closed.
13/05/2026
Safar dalxiis oo murugo isku bedelay,Magaalo dhacda cirifka waqooyi ee wadanka Baakistaan ayaa waxaa si kedis ah ugu dhu...
28/06/2025

Safar dalxiis oo murugo isku bedelay,
Magaalo dhacda cirifka waqooyi ee wadanka Baakistaan ayaa waxaa si kedis ah ugu dhuftay fatahaad aan nooceeda horay loo arkin,

Biyihii faraha badnaa waxaa ku go’doomay dad iska dalxiisayey oo jawi qurux badan iskaga jiray,

Biyaha ayaa hareeraha ka maray, weyna soo xoogeysteen biyihii,
Dadka tiradoodu waxay gaareysay 19 qofood,
12 kamid ah waxay ahaayeen hal qoys,
Sidey biyuhu kolba qof ula tagayeen, ayey dhamaantood halkaas ku baxeen.!!

Runti waa dhacdo murugo badan ilaahay haw naxariisto.

Address

Mogadishu

Telephone

+252612974768

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayuub osmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category