06/09/2023
Degdeg..13 Maalin kadib Firxadkii maleeshiyadii Abaarso Ee Somaliland Ayaa Godad ugu dhintay gaajo iyo haraad dadka Reer miyiga ah ee aaga Ildheer, Kali-baax, iyo Dowlis-dheer ayaa soo sheegay inay arkeen ilaa lix mayd ah oo godad ay ku dhuumanayeen ku dhintay