30/07/2026
KOORSO ENGLISH AH OO BILAASH AH!
MA RABTAA INAAD SI KALSOONI LEH UGU HADASHO INGIRIISIGA?
Fahambile Academy waxay kuu furtay Koorsada Ingiriisiga oo 100% BILAASH AH.
✅ Baro ku hadalka Ingiriisiga si kalsooni leh.
✅ Horumari naxwaha (Grammar) iyo qorista.
✅ Xooji akhriska iyo dhageysiga.
✅ Isku diyaari wareysiyada shaqada.
✅ Ku biir fasallo online ah oo tayo sare leh.
📅 Koorsadu waxay bilaabanaysaa: 1 Agoosto 2026
💻 Qaabka: Online
🕗 Waqtiga: 8:00 Fiidnimo (20:00)
🗓️ Jadwalka: Sabti ilaa Arbaco
Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga aqooneed.
📲 WhatsApp: +252 618 707 930
Fahambile Academy – Halka Fahamka iyo Adeeggu ku Kulmaan.