Ishaar

Ishaar is a multimedia production company excelling in a wide range of digital media solutions based in Mogadishu; committed to transforming ideas into impactful visual stories and visual identity.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐คKu ciida nabad iyo caafimaad, farxad iyo barwaaqo.Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana inagu gaarsiiyo ...
19/03/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

Ku ciida nabad iyo caafimaad, farxad iyo barwaaqo.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana inagu gaarsiiyo ciido kale annagoo caafimaad qaba. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’ซ

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

๐Ÿ“ž +252 771 747 787

Kamaraddeennu waxay qabatay sheekada dhabta ah ee shirkada duulimaadka diyaaraded Maandeeq Air
23/02/2026

Kamaraddeennu waxay qabatay sheekada dhabta ah ee shirkada duulimaadka diyaaraded Maandeeq Air

22/02/2026

Ma taqaanaa sida uu ku baxay magaca Cadale?

20/02/2026

Magaalo dalxiis oo jawi soo jiidasho leh. ๐Ÿ–๏ธ ๐ŸŒด

๐ŸŒ™ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆWaxaan hambalyada bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u diraynaa umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan ...
18/02/2026

๐ŸŒ™ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ

Waxaan hambalyada bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u diraynaa umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Bishan kheyrka iyo naxariista leh, waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga dhigo kuwii ka faaโ€™iideysta fadligeeda, camalkoodana loo aqbalo, qalbiyadoodana loo nadiifiyo.

WhatsApp link: Wa.me/+252771714787

waxaan si mug leh uga qeyb qaadannay dhinaca warbaahinta โ€œMedia Sponsorโ€ ee barnaamijka Next Gen Forum 2026, oo ay soo a...
15/02/2026

waxaan si mug leh uga qeyb qaadannay dhinaca warbaahinta โ€œMedia Sponsorโ€ ee barnaamijka Next Gen Forum 2026, oo ay soo agaasimeen Somali Designers Platform

Madashan oo ay ka soo qeybgaleen boqolaal dhalinyaro iyo xirfadlayaal ku howlan tiknoolojiyadda iyo hal-abuurka, waxay ahayd meel lagu falanqeeyay isbeddellada digital-ka iyo fursadaha ka jira suuqa shaqada casriga ah.

Waxaan ku faraxsanahay inaan dhinaca warbaahinta ka taabagelinay barnaamijka oo dhiirrigeliya hal-abuurka iyo horumarka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Webiga Shabeelle, oo ahaa laf-dhabarta kumannaan qoys ayaa maraya xaalad qalayl, waxa uu halbowlaha nolosha u ahaa beera...
10/02/2026

Webiga Shabeelle, oo ahaa laf-dhabarta kumannaan qoys ayaa maraya xaalad qalayl, waxa uu halbowlaha nolosha u ahaa beeraleyda ku nool bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya.

Tani waxay ka tarjumaysaa abaarta baโ€™an ee dalka ka jirta iyo dhibaatada baniโ€™aadannimo ee sii kordheysa oo wajahaysa bulshooyinka nugul ku tiirsan Beeraha.

Sawirradani waa marqaati ka tarjumaya xaqiiqo jirta, una baahan in la arko, la fahmo, lagana jawaabo.

Waxaan ku faraxsanahay inaan si rasmi ah idin kula wadaagno isbedelka cusub ee magaca iyo summada Shirkada.Shirkaddeenni...
08/02/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan si rasmi ah idin kula wadaagno isbedelka cusub ee magaca iyo summada Shirkada.

Shirkaddeennii h**e ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ hadda waxay si buuxda ugu wareegtay magacaan cusub ๐Ÿ‘‰ ๐—ถ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

Isbeddelkani cusub waa tallaabo horumarineed oo katarjumeysa aragtideenna cusub iyo himiladeenna.

07/09/2025

Waxaan u dabaaldegeynaa sanad-guuradeenna 1aad, waxaana si farxad leh aan u xusineynaa dhammaan mashaariicda waaweyn ee aan ka qeyb noqonay, iyo adeegyada tayo sare leh ee aan bixinay, iyo xiriirada dhow aan la sameynay macaamiishena la shaqeynay.

๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ โ€“ ๐Ÿ๐ฌ๐ญ ๐€๐ง๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿš€we, โ€œGaashaan Groupโ€ proudly to celebrate one year of growth and progress. From delive...
06/09/2025

๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ โ€“ ๐Ÿ๐ฌ๐ญ ๐€๐ง๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿš€

we, โ€œGaashaan Groupโ€ proudly to celebrate one year of growth and progress. From delivering high-quality services to building trusted partnerships.

whatsapp link: Wa.me/+252771714787
Tiktok ๐Ÿ”— https://vm.tiktok.com/ZMAr3ccPv/

Address

Mogadishu

252

Telephone

+252771714787

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ishaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ishaar:

  • Want your business to be the top-listed Photography Service?

Share