3CC Photography

3CC Photography Making Photography Marvels 3CC waa shirkad qabato adeeg dhameestiran oo sawir qaadis ah.

Waxaad ugu soo hagaagi kartaa shirkadda 3CC; sawirqaadayaal kulansaday xirfad sare, khibrad iyo waayo-aragnimo laga dhaxlay sanado badan oo aan kujirnay howlaha sawirqaadista. Waxaan diirada saarna la shaqeenta iyo la falgalka macaamiisheena si aan u abuurno jawi xasiloon kaas oo noo suurtogallinaayo inaan sawiro tayo sare leh ka qabano macaamiilkeena. Ujeedka sawirada aan ka qaadno macaamiisheena

waa iney noqdaan kuwo ka turjumo xaaladda iyo jawiga macaamiilku kujiro markaas sida ugu wanaagsan iyo iney sawiradaas noqdaan dhaxal-reeb ishu ku doogsato gu’yaal badan kadib. Shirkadda 3CC waxey kuu diyaarisay adeegyo kala duwan oo ku raalligallin doono waxaana kamida:
• Shirkadda waxey kuu keentay qalab iyo dhar kala duwan oo loogu talagalay in lagu sawiro caruurta dhallaanka ah iyo kuwa da’dooda udhaxeeso 1-5 jir.
• Shirkadda waxey kuu keentay Portraits iyo qalab kala duwan oo loogu talagalay in lagu sawiro Ardayda Jaamacadaha ka qallinjabineeso, ardayda xanaanooyinka caruurta ka qallinjabineeso, xafladaha dhalashada, Lammaanayaasha nolosha ku midoobay iyo kuwa ubadka rajeenaayo, sawirada shaqsiga ah iyo adeegyo kale. Nagala soco baraha aan kuleenahay warbaahinta bulshada kuna raaxeyso farxadda macaamiisheena :

WhatsApp : https://wa.me/message/HNA5ZXI465KOP1
Instagram : https://www.instagram.com/3ccphotography
TikTok : https://www.tiktok.com/

3CC is a full-service photography company. In our company, you will find photographers who combine high skills and expertise inherited from many years in the photography business. Our focus is working and interacting with our clients to create a stable and attractive environment that enables us to take high-quality pictures for our clients.
3CC’s main objective is to capture the best moments of our clients which reflects deep down their self-esteem and pride and for those photos to be a legacy to be cherished for many years to come.

3CC company’s services include:
• The company has various equipment, clothes, frames, and portraits specifically designed to picture infants and children between the ages of 1-5 years.
• 3CC has various tools and high-quality portraits and various tools designed to picture Families, Headshots, Personal Branding Photography, Kindergarten Graduation Portraits, Pregnancy Pictures, Graduations Portraits, Birthday Pictures, and other Holidays. Follow our social media channels to enjoy the magic moments captured for our clients :

WhatsApp : https://wa.me/message/HNA5ZXI465KOP1
Instagram : https://www.instagram.com/3ccphotography
TikTok : https://www.tiktok.com/

    🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️   Dhamaan ardayda jaamacada Daaru Salaam University                Nagala soo xiriir Tel=+252611116663/68...
15/07/2023



🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️ Dhamaan ardayda jaamacada
Daaru Salaam University



Nagala soo xiriir
Tel=+252611116663/684444666
ama https://wa.me/message/+252611116663
Adna Kaalay ubad kaagana la kaalay
Making Photography Marvels

    🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️   Dhamaan ardayda jaamacada HIMILO UNIVERSITY                Nagala soo xiriir Tel=+252611116663/68444466...
14/07/2023



🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️ Dhamaan ardayda jaamacada
HIMILO UNIVERSITY



Nagala soo xiriir
Tel=+252611116663/684444666
ama https://wa.me/message/+252611116663
Adna Kaalay ubad kaagana la kaalay
Making Photography Marvels

    🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️   Dhamaan ardayda jaamacada HIMILO UNIVERSITY                Nagala soo xiriir Tel=+252611116663/68444466...
13/07/2023



🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️ Dhamaan ardayda jaamacada
HIMILO UNIVERSITY



Nagala soo xiriir
Tel=+252611116663/684444666
ama https://wa.me/message/+252611116663
Adna Kaalay ubad kaagana la kaalay
Making Photography Marvels

    🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️                  Nagala soo xiriir Tel=+252611116663/684444666ama https://wa.me/message/+252611116663Adna...
11/07/2023



🎓🎓🎓 ❤️❤️❤️



Nagala soo xiriir
Tel=+252611116663/684444666
ama https://wa.me/message/+252611116663
Adna Kaalay ubad kaagana la kaalay
Making Photography Marvels

          nagala soo xiriir Tel= +252611116663 /0684444666ama whatsapp https://wa.me/+252611116663 Adna Kaalay Ubadkaaga...
09/07/2023









nagala soo xiriir
Tel= +252611116663 /0684444666
ama whatsapp https://wa.me/+252611116663

Adna Kaalay Ubadkaagana La Kalaay
Making Photography Marvels

05/07/2023

Adigana waanku soo socnaa 👀👀👀👀

3CC Photography

03/07/2023

U reeb ubadkaaga xasuus qiima badan



nagala soo xiriir
Tel= +252611116663 /0684444666
ama whatsapp https://wa.me/+252611116663
Adna Kaalay Ubadkaagana La Kalaay
Making Photography Marvels

Ciid Wanaagsan Dhamaan macaamiisheena qiimaha badan                                        nagala soo xiriir Tel= +25261...
28/06/2023

Ciid Wanaagsan Dhamaan macaamiisheena qiimaha badan



nagala soo xiriir
Tel= +252611116663 /0684444666
ama whatsapp https://wa.me/+252611116663
Adna Kaalay Ubadkaagana La Kalaay
Making Photography Marvels

U reeb ubadkaaga xasuus qiima badan                                      nagala soo xiriir Tel= +252611116663 /068444466...
25/06/2023

U reeb ubadkaaga xasuus qiima badan



nagala soo xiriir
Tel= +252611116663 /0684444666
ama whatsapp https://wa.me/+252611116663
Adna Kaalay Ubadkaagana La Kalaay
Making Photography Marvels

U reeb ubadkaaga xasuus qiima badan              nagala soo xiriir Tel= +252611116663 /0684444666ama whatsapp https://wa...
20/06/2023

U reeb ubadkaaga xasuus qiima badan








nagala soo xiriir
Tel= +252611116663 /0684444666
ama whatsapp https://wa.me/+252611116663
Adna Kaalay Ubadkaagana La Kalaay
Making Photography Marvels

Address

Dabka Street, Near To School Dhagax-Tuur
Mogadishu

Telephone

+252611116663

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 3CC Photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 3CC Photography:

Share