Abdi Shakur Creative & Advert

Abdi Shakur Creative & Advert Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi Shakur Creative & Advert, Photography Videography, Mogadishu.

ADEEGYADEENA WAXA KA MID AH
1: Qaadista sawiro quality leh
2: duubista muuqaallada
3: Sameynta nashqado
sid : logo , boor , invitation,
iyo waxyaalo tichnology-iyada la xariirta.

Ogaysiis Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan macamiisheyda Qiimo dhimis Aad ufac weyn ayaan u sameynay.!!
29/08/2025

Ogaysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan macamiisheyda Qiimo dhimis Aad ufac weyn ayaan u sameynay.!!

Mid ka mid book conver Aan u sameyny Machadka TABAN-TAABO EDUCATIONAL INSTITUTE Halku dhigga intii maankeenu gaajeysanya...
20/08/2025

Mid ka mid book conver Aan u sameyny Machadka TABAN-TAABO EDUCATIONAL INSTITUTE
Halku dhigga intii maankeenu gaajeysanyahay guushu waa wali
Hamigeenu waa hormarinta Wax barashada .! Taban Taabo.!

Kaalay oo naga hel adeegyo tayo leh
18/08/2025

Kaalay oo naga hel adeegyo tayo leh

   ardayda Guuleysta ardayda Soomaaliyeed!
13/08/2025

ardayda
Guuleysta ardayda Soomaaliyeed!

Hambalyo Maamule Jamaal Abuukar Maxamuud gurigiina guri kheyr isku waara oo barakooba.!اللهم اجعل بينكم مودة ورحمة.بارك ...
10/08/2025

Hambalyo Maamule Jamaal Abuukar Maxamuud gurigiina guri kheyr isku waara oo barakooba.!
اللهم اجعل بينكم مودة ورحمة.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير.!

  cusub iyo macamiil cusub Hadda dalbo hadda hel
29/07/2025

cusub iyo macamiil cusub
Hadda dalbo hadda hel

 'ere back! Kaalay oo hel qiimo dhimis 70% ah
29/07/2025

'ere back!
Kaalay oo hel qiimo dhimis 70% ah

Waa mid ka mid ah iskuulada aan u adeegnay Arbacadii Sumad Production     .Hoyga sawiraanta iyo muuqaallada ee sumad Pro...
29/05/2025

Waa mid ka mid ah iskuulada aan u adeegnay Arbacadii Sumad Production .
Hoyga sawiraanta iyo muuqaallada ee sumad Production.
Sawiro quality leh iyo wax qabad aan caajis laheyn.

Qaar ka mid ah sawiraantii Aan ka Soo qaadanay dugsiga Taban-Taabo Educational Institute Sumad Production  waa hoyga saw...
26/04/2025

Qaar ka mid ah sawiraantii Aan ka Soo qaadanay dugsiga
Taban-Taabo Educational Institute
Sumad Production waa hoyga sawiraanta iyo muuqaallada.
Horey ugaar adeeg hufan iyo wax qabad aan caajis la heyn.

Taban-Taabo Educational Institute Waa hoyga tacliinta iyo tayaynta talaamiida Mid ka mid. Ah borka aan usameynay
25/04/2025

Taban-Taabo Educational Institute
Waa hoyga tacliinta iyo tayaynta talaamiida
Mid ka mid. Ah borka aan usameynay

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Shakur Creative & Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share