Midowga Ardada Jaamacada Jubbada Sare

Midowga Ardada Jaamacada Jubbada Sare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Ardada Jaamacada Jubbada Sare, Camera/Photo, Wadajir, Wadajir.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa guddoonka cusub ee xukuumadda ardayda jaamacadda oo maanta ay ardaydu codkooda k...
21/05/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa guddoonka cusub ee xukuumadda ardayda jaamacadda oo maanta ay ardaydu codkooda ku doorteen. Waxaan Alle uga baryeynaa masuuliyiinta la doortay inuu ka dhigo kuwo si daacadnimo, karti iyo hufnaan leh ugu adeega ardayda iyo jaamacaddaba.

Sidoo kale, waxaan u rajeyneynaa in waajibaadka iyo masuuliyadda loo igmaday ay u gutaan si xilkasnimo iyo daacadnimo ku dheehan tahay, kana shaqeeyaan horumarka iyo midnimada ardayda.

Hambalyo ayaan leenahay maamulka cusub, waxaana u rajeyneynaa guul iyo waxqabad wanaagsan.




Upper Jubba University-جامعة جوبا العليا

Address

Wadajir
Wadajir

Telephone

+252616113227

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardada Jaamacada Jubbada Sare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category