Salah Qeys

Salah Qeys Award-winning MDDA KGS Awards for Best photographer Year
2018 Former producer Radio Baidao.

Waxaa hambalyada la wadaagayaa dhamaan sawir-qaadayaasha Soomaaliyeed ee xirfadleyda ah Maalinta Sawir Qaadista Adduunka...
19/08/2022

Waxaa hambalyada la wadaagayaa dhamaan sawir-qaadayaasha Soomaaliyeed ee xirfadleyda ah Maalinta Sawir Qaadista Adduunka oo maanta ku beegan, iyadoo dalkeenu marxalad adag ku jiro ayay u dhabar adeegeen, waxayna qaateen qatar ay ku soo bandhigaan sawirro ka turjumaya xaalado kala duwan.

By Salah Qeys

Sawiro:- Magalaada Baydhabo Janaay,  Alhamdullilah Kuleel badan Kadib waa lagu qaboobsaday Allah ha idin siyaadiyo Roobk...
24/03/2022

Sawiro:- Magalaada Baydhabo Janaay, Alhamdullilah Kuleel badan Kadib waa lagu qaboobsaday Allah ha idin siyaadiyo Roobka.

Photo credit Hubaal Broadcasting Service

Congrats Saaxibiyaal sanad guuro wacan Musharaf Abdi Nasir Iyo Zakiyo Sheikh Xassan waxaan labadiinaba idiin rajaynayaa ...
23/02/2022

Congrats Saaxibiyaal sanad guuro wacan Musharaf Abdi Nasir Iyo Zakiyo Sheikh Xassan waxaan labadiinaba idiin rajaynayaa sanado badan oo qurux badan.

Sannad guurada wanaagsan❤️✍️🌹❤️

Sawiro qurux badan oo indhaha u roon Baydhawo janaay Baydhabo City Park Xaquuda sawirada Hubaal Broadcasting Service by ...
22/02/2022

Sawiro qurux badan oo indhaha u roon Baydhawo janaay

Baydhabo City Park

Xaquuda sawirada Hubaal Broadcasting Service

by Salah Qeys

16/09/2021

For the Silsiladda Nabadda photo competition, Salah Ali Mohamed took this stunning photo of Diinsoor.

Are you a professional or aspiring photographer based in Somalia? Do you want share with the world what makes your hometown beautiful.

Then enter the Silsiladda Nabadda photo competition for a chance to win 1 thousand dollars.

Simply enter the 2021 Silsiladda Nabadda photo competition by sending your best photo to this email: [email protected].

Also, check out https://silsiladda-nabadda.com/ to find out more about the competition and the terms and conditions.

Waan idin salaamney asxaabta.Damaashaad Maanta iyo megaalka Aniga iyo   iyo  .
17/08/2021

Waan idin salaamney asxaabta.
Damaashaad Maanta iyo megaalka Aniga iyo iyo .

05/12/2020

Faysal Tayo - Heesta Cajabeey Cajiibey...

Mudo ku dhow 1 sano Bogaan Caawa ayaan waxa so dhigay Asxaabtii Sharafta badnee ee Jacleed Quruxda Dalkeena ma i xasusat...
05/05/2020

Mudo ku dhow 1 sano Bogaan Caawa ayaan waxa so dhigay
Asxaabtii Sharafta badnee ee Jacleed Quruxda Dalkeena ma i xasusataan horta.

Saaxib igula noqo instagramka👇

https://www.instagram.com/Salah_Qeys1/

Adres

Preulegem 71
Ninove
9400

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Salah Qeys nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Salah Qeys:

Delen