Mohamed Osman

Mohamed Osman waxa walibo Ku xiisa galiya pagekan waa kaheli follow iso dheh mahadsanid

12/05/2026

Bal dadkii shalay mudaharaadayey ee ku dhintay maxay dareemayaan dadkoodii waar siyaasi dan uu leeyahay yuuna kugu gaadhin✅

12/04/2026
Xaflad ay ku qalan-jabinayeen ardayda Light House ayaa ka dhacday GAROWE,waxaana ka qayb-galay qaybaha kala duwan ee bul...
12/09/2025

Xaflad ay ku qalan-jabinayeen ardayda Light House ayaa ka dhacday GAROWE,waxaana ka qayb-galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Mas'uliyiin dowladeed.

11/09/2025

goatkii matudhi ahaa waa xarakeeyey..Lakin Hal Arinaa jirta🫣

10/09/2025

Fanaanka maslax mideeya Oo Sheegi in Ladili Raba Suna lacabsiiy...see more

10/09/2025

Deg.Godobjiran 1-0 Deg.Garowe

Godobjiran waa Awood Cad Koobkana way Qaadi kartaa Lakin Hal Arinaa jirta🫣

Caasimada Puntland Ee Garoowe ayaa Markale Qaadatay Gudoomiyaha ururka dowladaha hoose  PL Algabal, Abdiqadir Maxamed Ge...
10/09/2025

Caasimada Puntland Ee Garoowe ayaa Markale Qaadatay Gudoomiyaha ururka dowladaha hoose PL Algabal, Abdiqadir Maxamed Geedi.

Geeri  xanuun badan Allah unaxrsto osmaan salaad { Atooraha badda Liido } 😭😭😭😭 runtii waa geeri xanuun badan U duce hape...
29/04/2022

Geeri xanuun badan Allah unaxrsto osmaan salaad { Atooraha badda Liido } 😭😭😭😭 runtii waa geeri xanuun badan
U duce hapeen jumco ah ayu geeryoodey asago dad masaakin ah soo cawiyey

Adresse

Democratic Republic Of The

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Mohamed Osman publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager