21/09/2022
Asc wlalaahayga besha jarso waxay soo socotaba xukumadi maantaan madax maynihi mustafe wuxu wadaba shiir khasa ayu la yeeshay besha gari tasi maxay ina tisaysa waa arin aad loga diigtonado waayo markad tahy madaxwayne maha inu sameeyo khir khaas uu aha bel inay xukumad la timado ee Waxan uuu diraay baaq besha jarso gar ahan aqoniyankooda iyo culumadoodaba inay arintas laaso ogado hadi lakale waa dhibato inaso galayso foojignada dadkaygow waa walalkin wadaniga dhabta ah