Maxamuud Dhuuxwayne

Maxamuud Dhuuxwayne Halkani Waa Page Ka Rasmiga Ah Ee Maxamuud Dhuuxwayne Waxaad Ka Helaysaa Wararka Caalamka Warbixino Iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya

FARIIN TACSI AH‎‎INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN‎‎Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar wuxu tacsi tiiraan...
22/07/2026

FARIIN TACSI AH

‎INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

‎Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar wuxu tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelada, qaraabada iyo dhaman shacabka DDS ee ay ka baxeen dadkii ku geeriyoday shilka gaari ee caawa ka dhacay magaalada Jigjiga, kaasi oo sababay dhimashada 9-qof, dhaawacyo iyo bur burka hantiyeed .

‎Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar wuxu Alle SWT uga baryeyaa dadkii ku dhaawacmay shilkaasi inuu caafimaad deg deg ah siiyo, intii geeriyootayna uu Allah swc u naxariisto, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo

Maxamuud Dhuuxwayne

22/07/2026

Laamaha amaanka deeganka ayaa hada goobta shilka ka sheegay ilaa iyo hada khasaaraha lahayo

Maxamuud Dhuuxwayne

Waxaa la aas-aasay Guddiga Sare oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Mayarka Magaalada Jigjiga, kuwaas oo ka shaqaynaya masiib...
22/07/2026

Waxaa la aas-aasay Guddiga Sare oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Mayarka Magaalada Jigjiga, kuwaas oo ka shaqaynaya masiibada shilkii gaadhiga ee ka dhacay Xaafadda 10aad ee Degmada Kamardha.

Guddigan ayaa ka shaqayn doona hawlaha hab-maamuuska, raadinta iyo xaqiijinta ehelada dadka ku geeriyooday shilka, iyo diyaarinta aaska qof kasta oo la aqoonsado, iyadoo la dhammaystirayo caddeymaha sharciga ah ee loo baahan yahay

Maxamuud Dhuuxwayne

22/07/2026

Toos Maxaa kasoo kordhay shilka naxdinta leh ee caawa dhacay

Maxamuud Dhuuxwayne

22/07/2026

WAR CUSUB. Dhimashada dadkii ku naf waayay caawa shilkii ka dhacay magalada Jigjiga ayaa gaadhay 8 qof. Sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayaal ku sugan isbitaalka. Wali khasaaraha ayaa intaas ka badan kara, hawshii gurmadku way socotaa.

Dag-dag : Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Musfate Muxumed Cumar ayaa lasheegay inuu hada kusii socda goobtii masiibadu...
19/07/2026

Dag-dag : Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Musfate Muxumed Cumar ayaa lasheegay inuu hada kusii socda goobtii masiibadu ka dhacday, Magaalada Qabribayax dhammaana dadkii masiibada ku geeriyooday wali lama aasin

Maxamuud Dhuuxwayne

19/07/2026

Duleedka Qabri-bayax waxaa ka dhacday musiibo labaad, kadib markii godkii xabaal-wadareedka ee loo qodayey dadkii ku dhintay shil baabuur oo ay ku geeriyoodeen in ka badan toban ruux uu dumay. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dad kale ay ku dhinteen, kuwo kalena ay weli ku hoos jiraan burburka

Maxamuud Dhuuxwayne

13/07/2026

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in si guud arrimaha xuquuqul insaanka ee Deegaanka wax badan laga qabtay isbeddelkii kadib

Maxamuud Dhuuxwayne

13/07/2026

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa furay kulanka Koomishinka Xuquuqul Insaanka Itoobiya

Maxamuud Dhuuxwayne

12/07/2026

It's true✅️✔️

Address

Poly Mekail
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamuud Dhuuxwayne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamuud Dhuuxwayne:

Share