Mohamed Xaaji Haaruun

Mohamed Xaaji Haaruun Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Xaaji Haaruun, Photographer, Harer.

23/12/2021
07/08/2021

Waa cashirkii 3aad

03/08/2021

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Alaah Hacizeeyo
Jimicsigu Muhiimada Uu Noolaha Uleeyahay Ayuu Ina Tusayaa

03/08/2021

SOMALILAND: Miro Dimuquraadiyaded ayay guranaysaa, Kulmiye Oo Daadku qaaday, Fariimaha Max'uud Xaashi ee u diray Raggisii Kulmiye "Boqolaal Su'aalood maskaxda taageerayaasha Kulmiye looga tagay", Shaqada 5 Sanno u taala Barlamaanka & Waa Kuma Cabdirisaaq Khaliif!
Kagabogo Farah Abdulkadir

03/08/2021

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya.

Galka Baarista waxa uu la hadlay askar dhowaan kasoo baxsatay dalkaas oo qaarkood soo gaaray Soomaaliya.

Dhinaca kale, xog uu helay Galka Baarista ayaa sheegeysa in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in dhallinyaradaas dib loo soo celiyo.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf

"Xisaabta ay shacabka Axmarada ka goosanayaan kooxda Tplf, waan sugaynaa waanan u diyaar garownay. Tagade, Wolkeyt,Raya ...
04/07/2021

"Xisaabta ay shacabka Axmarada ka goosanayaan kooxda Tplf, waan sugaynaa waanan u diyaar garownay. Tagade, Wolkeyt,Raya iyo Alamata faylkooda waa lasoo xidhay, waana dhul Axmaaro. Wolkeyt iyo Raya waxaan ka dhigi doonaa halkii lagu aasi lahaa Tplf [Xabaalihii]."

Siddaas waxaa yidhi madaxwaynaha Axmarada, Agagnew Tashager.

W-Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)
VOSS TV

Address

Harer

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Xaaji Haaruun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category